-
“Xilalka Aan Somaliland Kasoo Qabtay Cid Reer Laascaanooda Oo Igu Tageertay Ma Jirin,Rag Baanse Ilkahooda Gowska Ugu Danbeeya Kala Soo Baxay” Wasiir Saleban Cali Koore.
Hargeysa(Berberatoday.com)- Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore waxa uu dhallinyarada ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag Bari ku guubaabiyey in ay Somaliland wax la qaybsadaan oo dalkan leeyi...
Thursday, January 17, 2019
-
Madaxweyne Biixi Awood Ma U Leeyahay Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanada Ee Dalka Oo Dhan?Garyaqaan Guuleed Daafac Ayaa Ka Jawaabaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi Awood Ma U Leeyahay Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanada Ee Dalka Oo Dhan?Garyaqaan Guuleed Daafac Ayaa Ka Jawaabaya
https://youtu.be/-FopnSewFo4?t=65
...
Thursday, January 17, 2019
-
Laba Ka Mid Ah Dableydii Weerartay Hudheel Ku Yaalla Magaalada Nairobi Oo La Aqoonsaday
Nairobi(Berberatoday.com)-Booliska Kenya ayaa aqoonsaday labo ka mid ah raggii fuliyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi, kaddib markii la soo afjaray howlgal qaatay 19 saacadood.
...
Thursday, January 17, 2019
-
Dawlada Qadar Oo Saanad Iyo Gaadiid Ciidan Oo Tira Badan Ugu Deeqday Dawlada Xamar
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa saaka dekadda magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad kooban oo dowlada federaalka Soomaaliya kula wareegeysay 68-gaadiid nuuca gaashaaman ah oo ugu deeqday dowlada Qadar
Markab weyn oo siday g...
Thursday, January 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Tababarada Ciidamada Asluubta Oo Laga Hirgeliyey Mandheera.
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Tababarada Ciidamada Asluubta Oo Laga Hirgeliyey Mandheera.
https://youtu.be/fgjuvQs5ZQw
...
Thursday, January 17, 2019
-
Fanaanada Rihanna Maxay Maxkamadda Ugeysay Aabbeheed?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa aabaheed geeysay maxkamad ku taalla dalka Mareykanka, waxayna ku eedeeysay inuu si xun u isticmaalay magaceeda. si u horumar ugu sameeyo ganacsigiisa dhanka majaajilad...
Thursday, January 17, 2019
-
Xildhibaano Baarlamaan Oo Ka Hadlay Ismari-Waaga Xisbiyada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac, oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay aragtidooda ku saa...
Thursday, January 17, 2019
-
Qaramada Midoobey Oo War Ka Soo Saartey Weerarkii Al Shabaab Ku Qaadey Hotel Nairobi Ku Yaala
New York(Berberatoday.com)-Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saaray weerarkii Al Shabaab ay ka fuliyeen xaafadda Westland ee magaalada Nairobi kaasi oo dad badan ay ku dhinteen.
Qoraal kasoo baxay golaha amaa...
Thursday, January 17, 2019
-
Deeganka Soomalida Itoobiya Oo Ay Ku Soo Qul Qulayaan Qurbo Joogii Abid Ugu Badnaa
Jigjiga(Berberatoday.com)-Tan iyo markii ay isbadalladu ka dhaceen dalka Itoobiya, gaar ahaanna Dowlad Deegaanka Soomalida ee dalkaasi ayaa waxaa dalka ku soo qulqulayay qurba jog badan kuwaas oo markoodii hore dalka ka qaxay.
...
Thursday, January 17, 2019
-
Ururka Al Shabaab Oo Shaaciyey Sababta Ay U Weerareen Hotel-kii Magaalada Nairobi Ku Yaalay
Nairobi(Berberatoday.com)-War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa lagu sheegay in Weerarkii ay Salaasadii ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi uu jawaab u ahaa Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald...
Thursday, January 17, 2019
« Previous Page — Next Page »