-
“Hal Abuurnimadu Waa Hibo Ilaahay Bixiyo, Marka La Cadaadiyo Ee La Ciilo Ciilka Iyo Cadhada Maankiisa Ayaa Ku Darara Maskaxdiisuna Way Ku Godlataa”Cali Guray. “
“Dhalinyaradan La Weetaynayaa Wax Kale Ma Doonayaan In la Dhegaysto Keliya Ayay u Baahan Yihiin. Dhego Maqla Iyo In Lala Doodo Oo Bal Soo Daaya Waxaad Sheegaysaan La Yidhaa Bay u Baahan Yihiin”Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)...
Friday, January 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mayerka Hargeysa Oo Ka Hadlay Baadhista Hanti Dhawrka Qaranku Ka Wada Dawlada Hoose Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayerka Hargeysa Oo Ka Hadlay Baadhista Hanti Dhawrka Qaranku Ka Wada Dawlada Hoose Ee Hargeysa
https://youtu.be/kfiH24cElO4?t=91
&n...
Friday, January 18, 2019
-
“Laba Xisbi Hadii Ay Go’aansadaan Inay Ka Tashadaan Boqolkiiba Konton Shacabka, Waddanina Daawade Ka Noqon Maayo Ee Wuu Tashan Doonaa..”Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo wareysi siiyay idaacada BBC-da ayaa waxa uu sheegay in hadii ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ay ku tashadeen...
Friday, January 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xaflada Caleemo Saarka Suldaan Axmed Maxamed (Abu Salmaan) Oo Kulmisay Badi Madaxdhaqameedka Gayiga Somalida Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay.
Gabiley(Berberatoday.com)-Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu Salmaan) Ayaa Maanta Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Laas Xadhaadh Ee Gobolka Gabiley Taasi oo kulmisay Badi Madaxdhaqameedka Somaliland iyo Kuwo Gayiga Somalida.
...
Friday, January 18, 2019
-
“Suldaan Xasanoow Maalinba Nin Ayay Taladu Joogtaaye Yaanay Dawladnimadu Gacmihiina Ku Dhiman Adiyo Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar”.Boqor Buurmadow”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Buurmadow oo maanta ka hadlaayey munaasibad dhaqan ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Waddani uu xaq u leeyahay hadii uu ka cawdey kominshanka doorashooyinka .
Hargeysa (Ilays-News):- Boqor Buurma...
Friday, January 18, 2019
-
War Deg Deg Ah”Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Magacaabis Sameeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhow magacaabay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada iyo xeer-ilaaliyaha guud. Waxaa uu sidoo kale magacaabay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyeyaal kale.
...
Thursday, January 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Koox Faneeda Xidigaha Geeska Oo Galka Seefta Ka Saaray Hees Xaalada Dalka Ka Hadlaysana Soo Saaray”Dalka Iyo Dadka Yaa Umaqan”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Koox Faneeda Xidigaha Geeska Oo Galka Seefta Ka Saaray Hees Xaalada Dalka Ka Hadlayso Soo Saaray"Dalka Iyo Dadka Yaa Umaqan"
https://youtu.be/YRMRgAr0ZWM?t=162
&n...
Thursday, January 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasiyadda Saado Jaamac Oo Ka Tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Sharaxday Horumarka Balaadhan Ee Dekedda Berbera Uu Gaadhsiiyey Maareeye Siciid Xasan Cabdilah
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasiyadda Saado Jaamac Oo Ka Tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Sharaxday Horumarka Balaadhan Ee Dekedda Berbera Uu Gaadhsiiyey Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi
...
Thursday, January 17, 2019
-
Abwaan Siciid Maxamud Gaheyr Oo Kawaramay Qaabkii Loo Xidhay, Danbigii Loo Haystay Iyo Noloshii Adkayd Ee Saldhiga Axmed Dhagax Ee Hargeysa
Saldhigga Axmed-Dhagax iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay: Suuliyadii Dirxiga Lahaa!
Habeennimo ayaa la igu xidhay xarunta taraafikada ayaa subaxnimadii la ii qaaday xeer-ilaalinta iyo maxkamadda Maroodijeex. Waxaana maxaabiista la...
Thursday, January 17, 2019
-
Waraabe Dad Ku Cunay Gobolka Awdal
Borama(Berberatoday.com)-Waraabe Dad cun ah ayaa fara-baas ku haya Dadka deegaamo ka tirsan Gobolka Awdal, waxaanu dhaawacyo gaadhsiiyey ilaa sagaal qof oo ay qaarkood u dhinteen waxyeellada uu u geystay.
Qaar kamida Waayeelka ...
Thursday, January 17, 2019
« Previous Page — Next Page »