Itoobiya Oo Sheegtay In Ay La Dagaallameyso Kooxo Hubaysan
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaase ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya.
Dowladda ayaa meesha ka s...