-
Mucjiso: Haweenay Aan Maqal Codka Ragga, Awoodna U Leh Inay Maqasho Codka Dumarka !
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mucjisooyinka Dunida ka jira ma aha kuwa aynu soo koobi karno waxaynu mar kasta la kulanaa arrin lama filaan ah.
Magaalada Xiamen ee Koonfur bari Dalka China waxa ku nool haweenay qabta xanuun aan hor...
Saturday, January 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Somaliland oo Soo Bandhigay Kiisaska iyo Dacwadihii Sanadkii Tagay Soo Galay Maxkamadaha Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Somaliland oo Soo Bandhigay Kiisaska iyo Dacwadihii Sanadkii Tagay Soo Galay Maxkamadaha Dalka
https://youtu.be/AES6bJll16Q
...
Friday, January 18, 2019
-
“Mucaarad Doorasho Diidayaa Wuxuu Doonayo Ayaan Jirin”Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee xisbi mxaaakimka talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa ka hadlay khilaafka cakiran ee ka dhex aloonsan Xisbiyada qaranka.
Siyaasi C...
Friday, January 18, 2019
-
“Somaliland Maanta Waxa Madaxwayne Ka Ah Muuse Biixi, Waxana Ka Horeeyay Axmed Siilaanyo, SNM Ama Waxay ka Dhigi Wax Lagu faano Ama Wax Laga Faano”Cali Guray.
TAARIIKHDU WAY ISQORAYSAA
Somaliland Maanta Muuse Biixi Cabdi oo saraakiish waawaynayd ee SNM ka mid ahaa ayaa ka madaxwayne ah. Waxa ka horeeyay Axmed Maxamed Silanyo oo isaguna ahaa gudoomiyihii ugu mudada dheeraa SNM. Ugu da...
Friday, January 18, 2019
-
Dawlada Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtey Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Sababta
Gaashaamo(Berberatoday.com)-Ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa goor dhawayd xidhay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.
Sida ay sheegayaan warar laga helayo magaalada Jigjiga, ciidamada liyuu b...
Friday, January 18, 2019
-
Kumuu Ahaa Col. Yuusuf Cabdi Oday ?W/Q: Aadan D. Cabdilaahi (Aadan Cadde).
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Iyadoo geeridu xaq tahay oo aynu wada xusuusanahay haddana way xanuun badan tahay marka uu geeriyooday qof aad jeclayd.
Alle ha u naxariistee waxa xalay caweyskii la ii soo sheegay geerid...
Friday, January 18, 2019
-
Raysal Wasaarihii Hore Ee Itoobiya Hailemariam Dessalegn Oo Xil Cusub Looga Magacaabay Dalkiisa.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn ayaa xil cusub looga magacaabay guddida sare ee dalxiiska dalkaasi.
Sida ay qortay warbaahinta Ethiopia News, raysal wasaaraha Abiy ...
Friday, January 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Faahfaahiyay Xaqa Uu Dastuurka Somaliland Siiyay Muwaadinka Iyo In Dalkiisa Loo Diido Inuu Soo Galo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Garyaqaan Guuleed Dafac Oo FaahfaahiyayXaqa Uu Dastuurka Somaliland Siiyay Muwaadinka Iyo In Dalkiisa Loo Diido Inuu Soo Galo
https://youtu.be/rZ8Y1cAZqDM?t=28
&n...
Friday, January 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Proffesor Cabdi Ismaaciil Samater Oo Maanta Jig Jiga Ka Degay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Prof Abdi Samater ayaa waxaa uu maanta gaadhey magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Soomalida Itoobiya muddo 16 sanno ah oo uu halkaasi ka maqnaa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Friday, January 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Qoraa Siciid Maxamud Gahayr Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qaabkii Loo Xidhay Iyo Xog Uu Ka Helay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees
Inkasta oo aan xidhnaa, dadka ayaa ii sheegi jiray bandhigga uu qabanayo Cabdiraxmaan Abees, waxaana ku xigay in gudaha la dhigo. Mararka qaarkood waxa aan ogaa iyada oo aan la ogeyn meel uu jaan iyo cidhib dhigay. Illaa haddana i...
Friday, January 18, 2019
« Previous Page — Next Page »