-
Tahriibayaal Ku Nafwaayay Bada Udhaxaysa Libiya Iyo Talyaaniga Oo Xogtooda La Helay
Tripoli(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay rumaysan tahay 270 ah muhaajiriin ay ku qaraqmeen badda Mediterranean-ka maalmihii u dambeeyay.
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada badda Taliyaaniga ayaa soo gaadha...
Sunday, January 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Kormeeray Xafiisyada Wasaaradaha Dawlada Ee Gobolka Saaxil Iyo Waxa Uu Kala Kulmay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Kormeeray Xafiisyada Wasaaradaha Dawlada Ee Gobolka Saaxil Iyo Waxa Uu Kala Kulmay
https://youtu.be/9OJVOdxE7jg
&...
Saturday, January 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Madaxtooyadii Cusbayd.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Madaxtooyadii Cusbayd.
https://youtu.be/sZN-C0W95Y0?t=75
Berberatoday.com...
Saturday, January 19, 2019
-
Baarlamaanka Ingiriiska Oo War Ka Soo Saarey Booqashadii Xoghayaha Difaaca UK Uu Hargeysa Ku Yimid .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Ingiriiska ayaa warbixin sannadle ah oo uu soo saaray wuxuu kaga hadlay xaaladaha Somaliland iyo Soomaaliya iyo weliba xidhiidhkooda oo aan wanaagsananayn.
Warbixintan ayaa sidoo kale w...
Saturday, January 19, 2019
-
Daawo Muuqalka:Ugaas U Jawaabay Boqor Buurmadow Sheegayna In Xisbiga Kulmiye Yahay Xisbi Umadeed Xiligii Hagbaduna Dhamaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugaasku waxa uu sheegay in xisbiga Kulmiye yahay xisbi umadeed islamarkaana ay ka dhammaatay Hagbad laba dhinac ahayd, haatana shirkiisu ka dhici doono Boorama
https://youtu.be/KqVREcTUd...
Saturday, January 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo Iclaamiyay Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Iyo Halka Lagu Qaban Doono
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo Iclaamiyay Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Iyo Halka Lagu Qaban Doono
https://youtu.be/Q96H0C9pAdM
...
Saturday, January 19, 2019
-
“KULMIYE, Boorama Ayaa Loo Sii Wadaa, UDUB Markii Boorama La Geeyay Ayuu Ku Dammay, Haddii Aan La Doonayn Inuu Halkaas Ku Dhinto Hala Soo Celiyo”Boqor Buurmadaw
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka digay in shirka xisbiga KULMIYE la geeyo magaalada Boorama, waxaanu ku taliyay in haddii aan la doonayn in xisbigaas la baabiiyo shirkiisa lagu qabto magaala...
Saturday, January 19, 2019
-
Dagaal Culus Oo Dhaxmaray Ciidamada Itoobiya Iyo Al-shabaab
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu dagaal xooggan uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo xoogagga Ururka Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhaw tuulada Deynuunaay o...
Saturday, January 19, 2019
-
Ceeryaan Haystay Saaka Hawada Magaalada Hargeysa Oo Sababtay In Diyaaruhu Fadhiisan Waayaan Oo Jabuuti Ku Noqdaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-xiligan oo Cimilada Magaalada Hargeysa aad uqabawdahay ayaa qabawgaasi waxa uu sababay in saaka subaxnimadii ceeryaani qabsato hawada magaalada Hargeysa waxaana Hakad Galay diyaaradihii soo fadhiisan lah...
Saturday, January 19, 2019
-
Dawlad Ku Amrtay Haweenka Ka Tirsan Shaqaalaheeda Ee Aan La Guursan Inay Ku Dedaalan Guurka Sanadkan 2019 !
Tonga(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Boqortooyada Tonga Mr Euclise Pohiva ayaa waxa uu ku dardaaray shaqaalaha haweenka ah ee ka shaqeeya dawladda ee aan la guursan inay ku dedaalaan guurka.
Pohiva ayaa ka codsaday hawe...
Saturday, January 19, 2019
« Previous Page — Next Page »