-
Daawo Muuqalka”Laba Qarax Oo Gilgilay Magaalada Nairobi Iyo Urura Al Shabaab Oo Sheegatay
Nairobi(Berberatoday.com)-Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen gudaha magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Afhayeen u hadlay Al-Shabaab ayaa sheegatay in iyaga ay mas’uul ka yihi...
Wednesday, January 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Hargeysa Maxay Ka Yidhaahdeen Muranka Labada Qoys Ee Fanaanada Nimco Yasiin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay aragtiyo kala duwan ka bixiyeen muranka labada Qoys u dhaxeeya ee fanaanada Nimco Yasiin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://yo...
Wednesday, January 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Hargeysa Oo Dalbadey In Madaxweyne Biixi Kala Diro Golayaasha Deeganka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay dalbadeen in madaxweyne Muuse Biixi uu kala diro golayaasha deeganka dalka uu hada wakhtigoodu dhamaanaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berbe...
Tuesday, January 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Ku Xigeenkii XIsbiga UCID Oo Shaaciyey Sababtii Inuu Casilo Keentay “ Xisbiga UCID Madaxtooyada Kama Baxo ..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenkii xisbiga UCID ayaa waxaa uu shaaciyey sababo uu sheegay in uu ku kalifeen in uu xilkaasi iska casilo waxaanna uu sheegay in xisbigoodu aanu laheyn wax siyaasad ah oo aanu xisbigoodu...
Tuesday, January 15, 2019
-
Xildhibaan Guurtida Katirsan Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Mudo Kordhinta Ay Sameyn Doonaan Golaha Odayaashu
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay muddo kordhinta la filayo inay sameeyaan maalmaha soo socda.
Xildhibaan Maxamed Wali Warsam...
Tuesday, January 15, 2019
-
Ruushka Oo Ingiriiska Uga Digay Inuu Saldhigyo Ka Samaysto Wadamadii Uu Saldhigyada Ku Lahaa
MoscowBerberatoday.com)-Xukuumadda Waddanka Ruushka ayaa walaac weyn ka muujisay wax ay ugu yeedhay is ballaadhinta Millatari ee dawladda Ingiriisku saldhigyo cusub kaga dhisanayso meelo kala duwan oo adduunka ah, waxaanu digniin ...
Tuesday, January 15, 2019
-
“Madaxweyne Rayaale Iyo Siilanyaba Komishanka Way Kala Direen”Xildhibaan Xasan Muuse Hufane
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku xigeenka Guddida Cadaalada ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Xasan Muuse Hufane (Xasan Karaama), kana mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa taageeray go’aanka uu Xisbiga Waddani ka qa...
Tuesday, January 15, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo La Saadaalinayo Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanka Ee Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar aan la xaqiijin oo isa soo taraya ayaa sheegaya suurtogalnimada in Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, uu kala diro goleyaasha deegaanka ee dalka, oo ay doorashadoodu markii labaad dib u dhacday.
...
Tuesday, January 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Ka Hadley Sababihii Xilka Looga Qaadey Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga UCID
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID Maxamuud Saleebaan Cali Ramaax ayaa waxaa uu ka Hadley sababihii uu xilka uga qaadey xisbiga UCID , gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi
Ramaax ayaa sheegay in Gudo...
Tuesday, January 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Daaha Gaas Oo Si Adag Uga Hadlay Abwaano Hargeysa Ku Xidhan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Daaha Gaas ayaa waxaa uu si adag uga Hadley Abwaano Hargeysa siyaabo kala duwan ay xukuumadu ugu xidhay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com...
Tuesday, January 15, 2019
« Previous Page — Next Page »