-
Xisbiyada UCID Iyo Waddani Oo Iminka Galay Xarunta Baarlamaan Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada xisbi mucaarid ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa galey xarunta baarlamaanka Somaliland taas oo ay wararku sheegayaan in ay u yeedheen gudidii loo xilsaaarey inay soo naaqishaan muda kordhinta ...
Wednesday, January 16, 2019
-
Canfarta Oo Jartay Jidka Ay Maraan Badeecadaha Ka Soo Dega Djibouti Ee Ku Socda Itoobiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dibadbaxayaal ka soo jeeda Maamul-gobaleedka Cafarta ee Itoobiya ayaa toddobaadkan xidhay Waddada halbawlaha ah ee isku xidha Ethiopia iyo Jabuuti,. Jidkan ayaa ah jidka ugu weyn ee ay maraan badeec...
Wednesday, January 16, 2019
-
Somaliland Oo Dalka Ka Masaafurisay Hay’ad Turki Ah Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Somaliland ayaa dalka ka saartay hay’ad uu lahaa siyaasiga Turkiga ah ee Fethullah Gulen oo lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay sannadkii 2016.
Safiirka Turkiga u j...
Wednesday, January 16, 2019
-
Nin Magaciisu Yahay Dhako Bawdo Jilib Boqon Oo Magaciisu Fajac Iyo Amakaag Ku Noqday Bulshada Uu Lacagta Zaadkiisa Uga Diro Iyo Faahfaahin Uu Ka Bixiyay Sababta Uu Afartan Magac Ula Baxay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhako Bawdo Jilib Boqon oo ah nin dhawaantan aad loo hadal-hayey afartan magac oo ugu qoran Zaadka Taleefanka, ayey Somnewstv u suuragashay inuu wax ka weydiiyo sababta afartan magac ee taleefankiisa zaa...
Wednesday, January 16, 2019
-
Garaad Kulmiye Garaad Wiil-waal Oo Lagu Soo Dhaweeyey Wajaale Iyo Ujeedka Socdaalkiisa Somaliland
Wajaale(Berberatoday.com)-Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil-waal, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Wajaale ee xadka dalalka Itoobiya iyo Somaliland, waxaanu u soo gudbay dhinaca degmada Gabiley oo uu kaga qayb...
Wednesday, January 16, 2019
-
Guddigii Loo Saaray Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Oo Kulankoodii Ugu Horeeyay Yeeshay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta xarunta aqalka golaha Guurtida Somaliland kulankoodii u horeeyay ku yeeshay gudidii guddoomiyaha golaha Guurtidu dhawaan u saaray ka soo talo bixinta go’anka ay ka qaadan doonaan soo jeedi...
Wednesday, January 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hees Laga Sameeyay Gabaygii Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees Lagu Xidhay Iyo Fanaanka Sir Maxamud Cumar Yare Oo Ku Heesaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gabaygii dhawaan lagu xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees ee uu ku dhaliilay Xukuumada, kuna soo bandhigay tacadiyada ka jira Xabsiyada Somaliland, ayaa laga sameeyay Hees uu ku luuqaynayo Fanaanka...
Wednesday, January 16, 2019
-
Akhriso”Wararkii Ugu Dambeeyey Weerar Lagu Qaday Hutelka Nairobi Kuyaala
Nairobi(Berberatoday.com)-Ugu yaraan hal qarax iyo rasaas xooggan ayaa lagu weeraray hotel ku yaalla magaalada Nairobi oo lagu magacaabo DusitD2.
Afhayeenka booliska Kenya, Charles Owino ayaa u sheegay taleefishinka Citizen i...
Wednesday, January 16, 2019
-
”Sawirkii Kacaanka Ayaa Muuqda..” Abwaan Yusuf Shaacir”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa waxaa uu ka Hadley laba Abwaan oo ay xukuumada Madaxweyne Biixi siyaabo kala duwan ay u xidhay , waxaana uu sheegay in mar marka qaarkood ay muuqato sawirkii dawladii kacaanka ...
Wednesday, January 16, 2019
-
Maxkamadda ICC Oo Sii Deysay Madaxweyne Afrikan Ah Oo Xidhnaa
Hague(Berberatoday.com)-Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada ICC ee ku taal magaalada Hague ayaa sii deysay Madaxweynihii hore ee Ivory Coast Laurent Gbagbo, kaasoo horay loogu soo eedeeyay dambiyo ka dhan ah bani’aadanimada.
...
Wednesday, January 16, 2019
« Previous Page — Next Page »