-
Daawo Muuqaal Wax Ka Tilmaamaya Taariikhda Madaxwayne Putin-ka Ruushka!
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaal Wax Ka Tilmaamaya Taariikhda Madaxwayne Putin-ka Ruushka!
https://youtu.be/hglrwV3VS0U
Berberatoday.com...
Monday, December 24, 2018
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Gaadhay Oodwayne.
Oodwayne(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta gaadhay magaaladda Oodweyne ee gobolka Daad-madheed...
Monday, December 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Gabiley Oo Dareen Cadho Leh Kaga Jawaabay Talaabada Xukuumadu ku Joojisay In Gabiley Lagu Galo Imtixaankii Shaqo Qaran.
Gabiley(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley ayaa dareen cadho leh ka bixiyay qorshaha xukuumada ku diiday in dhalinyaradii reer gabiley ee isku diwaan galiyay imtixaanka shaqo qaran ay gabi...
Monday, December 24, 2018
-
Xisbiga Kulmiye Golihiisa Dhexe Ka Saaray Sadex Masuul Oo Xisbigaas Katirsan Xilal Wasiiro Iyo Agaasimayaalna Hore Usoo Qabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga KULMIYE ayaa Golihiisa dhexe ka saarey saddex xubnood oo ka tirsanaa xisbigaas.
Saddexda xubnood ayaa waxa ku jira Cabdillaahi Cismaan Geeljire oo horey xilal wasiirro uga soo qabtey Somalilan...
Monday, December 24, 2018
-
Dhul Gariir Laga Cabsi Qabo Inuu Ku Dhufto Qeybo Kamida Dalka Indonesia
Indonesia(Berberatoday.com)-Dadka ku nool deegaannada ku dhaw meesha uu ku qarxay Filkaanaha Anak Karakatau ayaa looga digay iney xeebaha ka fogaadaan maadaamaa Folkaanahaasi ay ka dhalan karto dhulgariir horleh.
Maalinti Sab...
Monday, December 24, 2018
-
Ilaalo Sigaar Ah Loo Tababaray Oo Ilaalin Doona Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa bilowday inay hirgeliso ciidamo gaar ah oo ilaaliya madaxda dalkaasi oo ay kamid yihiin wasiirada, madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha dalkaasi.
Ciidammadan oo loogu magacd...
Monday, December 24, 2018
-
Maxaa Sabab U Ah Mudaharaad-yada Maalintii Shanaad Galay Ee Ka Socda Caasimada Suudan Khartoum?
Khartuum(Berberatoday.com)-Booliska dalka Suudaan ayaa qiiqa dadka ka ilmeysiiyo u adeegsaday in ay ku kala eryaan dad dhigayay dibadbaxyo rabshada wata oo ka dhan ah dowladda, rabshadahaasi oo ku faafay inta badan magaalooyinka w...
Monday, December 24, 2018
-
Ciidamada Burundi Oo Diiday Inay Ka Baxaan Somaliya
Moqdisho(Berberatoday.com)-Milateriga dalka Burundi ayaa ka soo horjeestay codsi uga yimid midowga Afrika oo ahaa in kun askari oo kamid ah ciidammadooda katirsan AMISOM ay kala soo baxaan Soomaaliya marka la gaadho dhamaadka bish...
Monday, December 24, 2018
-
Xukumada Somaliland OO Albaabada Ulaabtay Mukhaayad Laga Cunteeyo Oo Hargeysa Ku Taala Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa xalay albaabada iskugu laabtey miqaaxida laga cunteeyo ee Almis oo ku taalla khayriyadii hore ee magaalada Hargeysa.
Wasiirkii hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid Ducaal...
Monday, December 24, 2018
-
Somaliya Iyo Sucuudiga Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Xujey-da Soomaalida Ah Iyo Nooca Uu Yahay Heshiisku
Jiddah(Berberatoday.com)-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo booqasho ku jooga dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga Dr. Max...
Monday, December 24, 2018
« Previous Page — Next Page »