|
Warar
-
Ololaha Doorashada Puntland Oo Uu Ka Soo Dhex Boodey Ganacsade Sidii Madaxweynaha Mareykanka Cabsi Galiyey Murashaxiintii Kale
Garoowe(Berberatoday.com)-Xiisada Ololaha Loogu Jiro Tartanka Madaxtinimada Puntland oo Maalinba Maalinta Ka Dambeysa Xadhiga Sii Goosaneysa ayaa Waxa markii u Horeysay Si Lama Filaan ah uga Soo Dhex Mudhey Mid Kamid ah Bulshada R...
Saturday, December 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daahfuray Xaflad Roog Cusub Lagu Dhigaayay Garoonka Kubada Cagta Ee Cabdale Stadium Ee Berbera, Dhagaxna Dhigay Dhismaha Xaruntii Maamulka Gobolka Saaxil
Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daahfuray Xaflad Roog Cusub Lagu Dhigaayay Garoonka Kubada Cagta Ee Cabdale Stadium Ee Berbera, Dhagaxna Dhigay Dhismaha Xaruntii Maamulka Gobolka Saaxil
https://youtu....
Friday, November 30, 2018
-
Shirkad Ku Taal Dalka Shiinaha Oo Shaqalaheed Ku Qasabta In Ay Lugeeyaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkad Shiinaha laga leeyahay ayaa aad loo dhaliilay ka dib markii ay soo baxday in ay shaqaalaheeda ganaaxdo haddii ay bishii socon waayaan 180,000 oo tallaabo, sida ay wararku sheegayaan.
Sida uu q...
Friday, November 30, 2018
-
Dadwaynaha Ku Dhqan Deegaanka Sheekh Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Dorashooyinka Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka Soamliland
Hargeisa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan degmada sheekh ee gobolka saaxil ayaa siyaabo kal duwan uga hadlay doorashada dib u dhaca lagu wado in uu ku yimaado doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada ee somaliland.
https...
Friday, November 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xarunta Dibu Raxmaan Berbera Ee Ku Daaweynta Quraanka Iyo Sunada Rasuulka Bukaanada Oo Soo Bandhigtay Dadkii Ka Najaxay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xarunta Dibu Raxmaan Berbera Ee Ku Daaweynta Quraanka Iyo Sunada Rasuulka Bukaanada Oo Soo Bandhigtay Dadkii Ka Najaxay
https://youtu.be/tKzR8RC6s0g
Berb...
Friday, November 30, 2018
-
Maxkamad Australia Ku Taallo Oo Ay Ka Dhacday Arrin Af Kala Qaad Ah Iyo Nooca Ay Tahay Arintu Akhriso
Melbourn(berberatoday.com)-Nin ayaa si khalad ah loo keenay maxkamad ku taalla dalka Australia si loogu xukumo dambi dil ah, ka dib markii lagu khalday nin ay isku magac yihiin.
Peter Brown oo 57 sano jir ah, oo lagu helay in...
Friday, November 30, 2018
-
“Komishanka Waxaan Leeyahay Meel Aan Lagaa Jeclayn Waa La Iskaga Tagaa,Oo La Iskuma Sii Dhajiyo…” Xildhibaan Qabiile
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid Doorashooyinka, waxaanu tilmaamay in dib u dhacani ay sabab u yihiin khilaafka Xisbiyada...
Friday, November 30, 2018
-
Itoobiyaan Xabaasha Lagu Sii Waday Oo Kasoo Dhex Kacay Naxashkii Lagu Siday Iyo Kafankii Uu Xidhnaa
Sibu Sire(Berberatoday.com)-Dadka ku nool xaafad ku taalla dalka Itoobiya ayaa u dabaal dagaya wax u eg “qof dib u soo noolaaday” ka dib markii nin lagu tiriyay dhimasho uu soo kacay isagoo aaskiisa lagu guda jiro.
Hirpha N...
Friday, November 30, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Reer Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Jimcaha Masjid Jaamaca Weyn+Daawo Sawirada
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil kala qayb-galay tukashada salaadda Jimcaha.
Madaxweynaha oo weli k...
Friday, November 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Goor Dhaweyd Ka Degtay Dalka Argentina Iyo Ujeedkeeda
Buenos Aries(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May ayaa waxaa ay goor dhaweyd ka degtay Magaalada Buenos Aries ee dalka Argentina , halkaas oo jimcaha maanta ah uu shir uga furmi doonan dalalka G20
...
Friday, November 30, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|