-
Daawo Muuqalka”Somaliland Oo U Jawaabtey Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somaalida Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Prof Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo ka soo yeedhay madaxweynaha Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar .
Madaxweyne Cagjar aya...
Saturday, December 1, 2018
-
Wasiirkii Todobaad Oo Iska Casilay Xilka Wasiirnimo Ee Dalka UK Iyo Wasaarada Uu Iska Casilay .
London(Berberatoday.com)-Wasiirkii wasaaradda cilmiga sayniska iyo Jaamacaddaha dalka UK Sam Gyimah ayaa is casilay wuxuuna sheegay in isaga oo ay wanaag ka tahay uusan taageeri karin heshiiskan ka bixitaanka Britain ee Midawga Yu...
Saturday, December 1, 2018
-
Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Oggolaaday Dhismaha Ciidamada Badda Dalka
Addis Ababa(Berberatoday.com)- Golaha xukuumadda Itoobiya ayaa isku raacay sharci qabyo ah oo ku saabsan dhismaha ciidamada badda iyo horumarinta hay’addaha amniga.
Sharcigaan oo ah mid cusub ayaa la hor keenay galaha xukuu...
Saturday, December 1, 2018
-
Mid Ka Mid Ah Madaxweynayaashii Mareykanka Soo Maray Oo Goor Dhaweyd Geeriyoodey
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Maraykanka George H.W. Bush ayaa ku dhintay da’da 94. Wuxuu ahaa madaxweynihii 41-naad ee Maraykanka soo maray, wuxuu Maraykanka ku hogaaminaayey faragelintii uu ciidamada Maraykanka u...
Saturday, December 1, 2018
-
Dawladda Ingiriiska Oo War Ka Soo Saartey Arimo Ay Somaliland Kula Fikir Tahay Iyo Mawqifka UK Ee Aqoonsiga S/land
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul dawlaha Ingiriiska u qaabilsan arrimaha horumarinta dalalka barwaaqo sooranka Harriet Baldwin, ayaa sheegtay in Ingiriisku Somaliland kala shaqeeyo arrimo badan oo ay ka mid yihiin ammaanka goba...
Saturday, December 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Adam-siira Oo Si Adag Uga Hadlay Xaqiiqada Dhulka La Sheegay In Madaxtooyo Cusub Laga Dhisayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Adam-siira Oo Si Adag Uga Hadlay Xaqiiqada Dhulka La Sheegay In Madaxtooyo Cusub Laga Dhisayo
https://youtu.be/idRSwDoUdMg
Berberatoday.com...
Saturday, December 1, 2018
-
Itoobiya Oo Shaacisay Shuruudaha Lagu Soo Xulayo 59 Dublamaasi Oo Dhawaan La Magacaabayo
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa shaacisay inay dhawaan magacaabayso qaar ka mid ah dublamaasiyiinta u qaabilsanaan doona wadamada debada.
sida ay ku warantay wakaalada Fana Afhayeen u hadlay wasaarada ar...
Saturday, December 1, 2018
-
Abaalmarinta Xiddiga Africa Oo Ay Iskugu Soo Hadheen 34 Musharax Iyo Salah, Mahrez & Mane Oo Hogaaminaya.
Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Africa ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan CAF ayaa shaaca ka qaaday musharaxiinta ku tartami doona abaalmarinta xiddiga qaaradda Africa ee sanadkan oo ay iskugu soo hadheen 34 ciyaarya...
Saturday, December 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Axmed Cali Cigaal Oo Ka Waramay Fanka Soomaalida iyo Qisada Heesta Walaashay Gacalisooy
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Axmed Cali Cigaal Oo Ka Waramay Fanka Soomaalida iyo Qisada Heesta Walaashay Gacalisooy
https://youtu.be/V4zrZp5ks7s?t=3
Berberatoday.com...
Saturday, December 1, 2018
-
Xarunta Daraasadka Siyaasada Ee CPA Oo war Kasoo Saartay Doorashooyinka Somaliland Ee Dib Udhacay
Taariikh: 28ka Nobember 2018
WAR-SAXAAFADEED
Xarunta Daraasaadka Siyaasadda ee CPA, waxay si weyn uga xunyahay dib u dhaca markale ku yimi doorashooyinka Somaliland ee la filayey inay qabsoomaan bisha March 27, 2019. Somalilan...
Saturday, December 1, 2018
« Previous Page — Next Page »