-
Maxaa Sabab U Ah In Madaxweyne Muuse Biixi Booqan Waayo Garoonka Diyaaradaha Burco”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan waxaa uu safar ku tagay gobalada bariga Somaliland , balse madaxweyne Biixi ayaan booqan madaarka diyaaradaha ee Burco , taas oo markii uu olalaha ku jiray u b...
Sunday, December 2, 2018
-
Xaflad Aroos Oo Labadii Ruux Ee Iscalmaday-ba Ka Maqan Yiihin Oo Ka Dhacday Borama
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada Boorama ee gobolka Awdal waxa ka dhacday xaflad aroos oo aanay joogin arooskii iyo aroosaddii midna. Hase ahaatee waxa xafladda arooska keligeed loo qabtay gabadh kale oo sheegtay in aroosaddu u ...
Sunday, December 2, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gaadhi Jabhada Kornayl Caare Ay Dhaceen
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Ciidanka Qaranka Somaliland qeybtooda gobalka Sanaag ayaa waxaa ay badhasaabka gobalka Sanaag ku wareejiyeen gaadhi Ambulance ah kaas oo dhawan jabhada Caare ka dhacday degmada Xiis
Halkan Hoose K...
Sunday, December 2, 2018
-
”Farmaajo-Ow Caqli Laawe…”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Jawaab Adag Siiyay MadaxweynahaDawlada Xamar Kana Waramay dhibkii Xukumadii Maxamed Siyaad Bare Ugeysatay shacabka Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biix Cabdi oo maanta dib ugu soo laabtey magaalada Hargeysa oo muddo 14 cisho ah uu safar gobalada bari ku maraayey kaga maqnaa
Madaxweyne Biixi ayaa hadalo kulul hawd...
Sunday, December 2, 2018
-
Qodobadii Ugu Cuslaa Ee Ay Maxweyne Biixi Hordhigeen Oday Dhaqameedka Ceerigaabo Iyo Ceel-Aweyne Oo La Helay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baadhis dheer oo Wargeyska Foore muddooyinkii ugu dambeeyey ku hawlanaa oo ku aaddan kulamadii xasaasiga ahaa ee Madaxweyne Muuse Biixi la yeeshay Odayaasha, Wax-garadka iyo Aqoonyahanka Degmooyinka Ceel...
Sunday, December 2, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn usoo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Bii...
Saturday, December 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Ururka ONLF Oo Soo Gaadhay Magaalada Adis Ababa Iyo Soo Layaab Leh Oo Loo Sameeyey
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka ONLF ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu soo gaadhay dalka Itoobiya gaar ahaan caasimada Addis Ababa tan iyo markii uu xilkaas qabtey waxana maanta loo soo dhaweeyey si balaa...
Saturday, December 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Golaha Wakiilada Oo Xeerka Booliska Ansixiyey , Buuq Xoogan Oo Ka Dhashay Iyo Xildhibaano Fadhiga Ka Dareeray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii saaka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa xildhibaanadu ay ku ansixiyeeen wax bedelka xeerka Booliska waxaana ansixintaas ka dhashay buuq xoogan oo xildhibaano ka biyo diidani ay sameyeen
...
Saturday, December 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cuqaal Iyo Odayaal Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Raalin Galin Ka Bixiyay Dhalinyaro Burburiyay Dhismayaal Laga Wado Tuulada Xeedho Ee Xeebta Galbeed Ee Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cuqaal Iyo Odayaal Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Raalin Galin Ka Bixiyay Dhalinyaro Burburiyay Dhismayaal Laga Wado Tuulada Xeedho Ee Xeebta Galbeed Ee Berbera
https://youtu.be/oBDm13oaTfc
...
Saturday, December 1, 2018
-
Dhagayso”Barnaamij Uu Daadihinayo Wariye Axmed Siciid Cige Oo Ku Saabsan Geeridii Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal 03 May 2002
Berberatoday.com(Berberatoday.com)-Dhagayso"Barnaamij Uu Daadihinayo Wariye Axmed Siciid Cige Oo Ku Saabsan Geeridii Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal 03 May 2002
https://youtu.be/73ugLbURDME
...
Saturday, December 1, 2018
« Previous Page — Next Page »