Al-shabaab Oo Dib Uqabsatey Deegaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Somaliya
Beledweyne(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegay in xarakada Al-Shabaab ay dib u qabsadeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo dhawaantan laga saaray.
Deegaannada ay dib ula ware...
Monday, October 3, 2022
Ganacsato Somali Ah Oo Lagu Laayay Dalka Koonfur Afrika
Cap Town(Berberatoday.com)-Ganacsato Soomaali ah, ayaa lagu soo waramayaa in xalay lagu dilay duleedka magaalada Cap Town ee dalka Koonfur Afrika.
Weerarka lagu dilay ganacsatadan oo laba ahaa, ayaa ka dhacay deegaanka lagu m...
Monday, October 3, 2022
Dawlada Itoobiya Oo Ciidamo Soo Galisay Soomaaliya
Gedo(Berberatoday.com)-Wararka laga helayo gobolka Gedo, ayaa sheegaya in ciidamo horleh oo ka socdo dalka Itoobiya ay gudaha u galeen gobolkaasi, kadib markii ay ka soo talaabeen xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan dhinac...