-
Daawo Muuqalka”Maxamed Citiraaf Oo Shaaciyay Inuu Yahay Musharax Utaagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee 2017 Fariin Adagna Udiray Faysal Cali Waraabe
Berbera(Berberatoday.com)-Maxamed Muuse Yuusuf(Maxamed Citiraaf) oo ah Muwaadin reer Somaliland ah oo wadamo badan oo caalamka kamida usoo maray citiraaf raadinta Somaliland iyo Gooni isutagaa Somaliland islamarkaan ah Qurba joog ...
Sunday, April 17, 2016
-
Maamulkii Iyo Macalimiintii Dugsiga Hira Berbera Ee Ay Dhiganaayeen caruurtii Badu Liqday Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Magacyada sadexdii Caruurta Ahaa EE Badu Liqday
Berbera(Berberatoday.com0)-Sadexda Cararuur ah oo magacyadoodu kala ahaayeen.1 Ismaaciil Axmed Haybe Warsame(Ina Malas). 2. Mubaarig Maxamed Saalax 3. Cabdirashiid Axmed Cabdilaahi.ayaa waxa wali layahay oo meydkiisa la baadhayaa ...
Sunday, April 17, 2016
-
Daawo Muuqalka”Kaadirka Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Oo Ku Haftey Difaaca Hadaladii Xajiinta Lahaa Muuse Biixi Ugeystay Reer Berbera+Xisbiga Wadani Oo Shacabka Reer Berbera Xaalka siiyey
Berbera(Berberatoday.com)-Kaadirka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil yusuf Axmed Oo ku Magac dheer(Halac Dhagoole)Oo Manta Warbaahinta kula hadley Xafiiskiisa Magaalada Berbera Ayaa ku Haftey inuu Ka Difaaco Gudoomiyaha Xisbiga Ku...
Friday, April 15, 2016
-
Mulkiilaha Hutelka Maansor Ee Berbera Oo Qorsheystay Inuu Xeebta Batalaale Xaydaab Ku Xidho Iyo Shacabka Iyo Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Ka Horyimi”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Mulkiilaha Hutelka Maansor Ee Berbera Oo Qorsheystay Inuu Xeebta Bataale Xaydaab Ku Xidho si uu dadka usoo dalxiis tagaya uga kireeyo waxaana arintaas ka horyimi oo dhawaaq dheer kaga jawaabay shacabka re...
Friday, April 15, 2016
-
“Seedigii Iyo Abtigiiba Caayaw Maxaad Sodogaa Kutidhi,Reer Berbera Waxan Leeyahay Muuse Waakaa Tuugta Kabaha Xada Idinku Sheegay Walibana Cod Ayuu Idinka Doonayaa Ninka Sidaas Uhadlayaa”Gudoomiye Cali Axmed Kooshin
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin ayaa jawaab adag iyo xaal marinba ka bixiyay hadalo ceebayn cunsuriyadi ka muuqato oo kasoo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee sida kha...
Wednesday, April 13, 2016
-
Daawo Muuqalka”Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Berbera Kutilmaamay Tuug Dadka Bada Usoo Dabaal Taga Kabaha Ka Xada,Mobiladana Ka Qaada,Hadalo Cunsuriyad Iyo Cadaawadi Ka Muuqatana Kula Kacay
Berbera(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ka baxsan anshaxa siyaasaddeed iyo dhaqanka suuban ee islaamka oo waliba ay ka muuqato cunsuriyad kula kacay shacabka reer Berbera ee ku nool x...
Tuesday, April 12, 2016
-
“Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Faca Weyn Ee Aqoonyahanad Kaltuun Maxamed Ciise(Kaltuun Jibaax) Oo Kamida Aheyd Halaha Somaliland Kuwoodii Ugu Horeeyay Ee Wax Bartay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Maxaad Ka Taqaanaa taariikha Faca Weyn Ee Aqoonyahan Kaltuun Jibaax Oo Kamida Aheyd Halaha Somaliland Kuwoodii Ugu Horeeyay Ee wax Bartay"Daawo Muuqalka
https://www.youtube.com/watch?v=Miga...
Tuesday, April 12, 2016
-
Daawo Muuqalka”Barnaamijka Xasuus Reeb Iyo Dr Edna Aadan Ismaacil Oo Kawaramaysa Waayeheeda Nololeed Iyo Shaqo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamijka Xasuus Reeb Iyo Dr Edna Aadan Ismaacil Oo Kawaramaysa Waayeheeda nololeed, shaqo iyo waxa badan oo ay usoo joogtay.
https://www.youtube.com/watch?v=hU6Qx_oOFSk&ebc...
Tuesday, April 12, 2016
-
Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Soo Gabagabeeyay Diiwaangalintii Gobalka Saaxil Ka Socotay Muddo 28 Maalmood Ah.
Berbera(Berberatoday.com)-guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa soo gabagabeeyey wajigii labaad diwaangalinta gobolka Saaxil oo muddo 28 cisho ah ka socotay gobolkaasi.
Xaflad loo sameeyey xidhidhitaanka diiwaan galint...
Monday, April 11, 2016
-
Maxamed Citiraaf Oo Dalka Kusoo Laabtay Loona Caleema Saari Doono Caaqilnimo Beesha Uu Kasoo Jeedo Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caaqil Maxamed Muuse Yuusuf(Maxamed Citiraaf)oo ah shaqsi inta badan u ololeeya citiraaf raadinta Somaliland dalal ka badan 30 dalna usoo maray arinkaas citiraaf raadinta Somaliland isaga oo wata baabuur...
Monday, April 11, 2016
« Previous Page — Next Page »