|
Waraysiyo
-
DAAWO MUQAAL: Mulkiilaha HCTV Farxaan muxuu ka yidhi xafladii Xil-Wareejinta Wasaarada Warfafinta Somaliland?
DAAWO MUQAAL: Mulkiilaha HCTV Farxaan muxuu ka yidhi xafladii Xil-Wareejinta Warfafinta Somaliland?
Berberatoday.com/Hargaysa...
Tuesday, February 23, 2016
-
Daawo Muuqalka”Cuqaasha,Waxgaradka Iyo Maamulada Haayadaha Dawlada Ee Gobolka Saaxil Oo Xal Ka Gaadhay Xaaladii Colaadeed Ee Ka Dhacday Deegaanka Ceel Garde gg
Berbera(Berberatoday.com)-Cuqaal iyo salaadiin kasoo kala Jeeda Gobolada Saaxil iyo Bariga Togdheer ayaa maanta sirasmiya ugu dhawaaqay inay xal ka gaadheen shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel Garde oo bariga kaga beegan ma...
Monday, February 22, 2016
-
Nuxurka Kulan Maanta Berbera Ku Dhexmaray Odayaasha Dhaqanka Gobolka Saaxil Iyo Kuwo Ka Soo Jeeda Bariga Burco
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa Mudooyinkii Udanbeeyay Gobolka Saaxil Ay Weheshatay Xaalad Adag Oo Salka Kuhaysa Muranka Kataagan Deegaanka Ceelgarde Oo Masaafo Kooban Ujirta Magaalada Berbera Islamarkaasina BariKaga Beegan,Waxaana...
Sunday, February 21, 2016
-
Muxuu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ka Yidhi Dhismaha Dekeda Macmalka Ah Ee Ceel Garde Laga Bilaabay Ee Colaada Ka Abuurtay Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Ka Hadlay Dhismaha Dekeda macmalka ah ee Laga Dhisayo Deegaanka Ceel Garde Ee Gobolka Saaxil Katirsan masaafo Koobana Ujirta Magaalada Berbera ee xaalada colaadeed ka ...
Saturday, February 20, 2016
-
“Kaluunka Xamar Laga Keenayaa Maah Wax Suuragalaya Wasiirkuna Wuu Khaldan Yahay Lagana Yeeli Maayo, Dekeda Ceel Garde Laga Dhisayaa Waxan U Arkaa Inay Xukumadu Lug Ku Leedahay Shacabkan Ay Isku Dirayso Mudo Kordhin Labaadna Ka Dayayso”Xildhiban Siciid Cilmi Rooble
Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo katirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dhawaaq maalntii shalay kasoo yeedhay kaluumaystada Somaliland gaar ahaan kuwa dhaqan magaalada Berbera oo ka qeyliyay...
Saturday, February 20, 2016
-
“UMADDANI WAXBA GARAN MAYSEE AFDUUBO, ANIGA IGA SUURO GELI MAYSO LAAKIIN MID IGA DAMBEEYA AYAA YEELI DOONA SIDAA”ALLE HA UNAXARIISTO MARXUUM MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL WAA HADAL DHAXAL GAL AH
“UMADDANI WAXBA GARAN MAYSEE AFDUUBO, ANIGA IGA SUURO GELI MAYSO LAAKIIN MID IGA DAMBEEYA AYAA YEELI DOONA SIDAA"ALLE HA UNAXARIISTO MARXUUM MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL WAA HADAL DHAXAL GAL AH
BERBERATODAY.COM...
Friday, February 19, 2016
-
Daawo Muuqalka”Kaluumaystada Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Kaluun Laga Keenayo Somaliya Iyo Putland Oo Wasaarada Kaluumaysigu Ruqsad Ku Bixisay
Berbera(Berberatoday.com)-Kaluumaystada Berbera ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyay Ruqsad Wasaarada kaluumaysiga Somaliland siisay ganacsato kasoo jeeda Somaliya Iyo Putland inay keenaan dalka Somaliland kaluun ay kasoo dhoofiyaan da...
Friday, February 19, 2016
-
Daawo,Warbxin Xiiso Leh: Qoys Haysta 15 Caruura Oo Sadex Iyo Labo Mataano Ah Uwada Dhashay
Daawo,Warbxin Xiiso Leh: Qoys Haysta 15 Caruura Oo Sadex Iyo Labo Mataano Ah Uwada Dhashay
https://youtu.be/TQkipVewkhY...
Thursday, February 18, 2016
-
Dadka Deegaanka Laas -Geel oo Mudaaharaad ka Muujiyay Waxyeelada Ay Soo Gaadhsiiysay Warshadda Hargaha Magdisa
Laas-geel(Berberatoday.com)-Dadweynaha ku dhaqan magaaladda Dacar-budhuq ee Degmada Laasgeel ee Gobalka maroodijeex , ayaa ka dhigay mudaharaad cabasha ah oo ay kaga soo horjeedaan warshadda hargaha magdida ee JORINOMO GrOUP. dadk...
Thursday, February 18, 2016
-
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Guuldareystay inay Xidhaan,Ninkii Burco uga Soo Hanjabayey Mareeyaha Dekada,Oo si Qarsoodi Ah Ku Soo Galey Berbera+Xaaladiisa Amaan.
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidamada Amaanka ee Magaalada Berbera ayaa ka Seexday inay Sugaan Amniga iyo Xasiloonida, kadib markii ay ku guuldareysteen inay qabtaan oo ay sharciga horgeeyaan ninka magaciisa la yidhaahdo Siciid Maxa...
Thursday, February 18, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|