|
Waraysiyo
-
Sheekh Aadan Sunne Oo Bulshada Uga Digey Astaanta Kiristaanka Oo Meelo Ka mid Ah Hargeysa Lagu Arkay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah shirkadaha sameeya qalabka dhismaha ayaa magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay albaabada guryaha lagu xidho oo uu si cad ugu muujisan yahay Saliibka kiristaanka. sheekh Aadan Sune oo ka...
Saturday, January 30, 2016
-
Fadeexada”Agaasime Aqoon Darro Sharci Hayso Oo Caadifad Iyo Been Abuur Kula Kacay Maayarka Berbera, Wasiir Waran-cade Iyo Jawaabtii La Siiyey.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha wasaaradda arrimaha gudaha Amb. Cabdifataax Siciid Axmed, ayaa faro-gelin shaqo oo qaawan kula kacay Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamud Xasan (Cidin) kaasoo iska baadh-ba...
Saturday, January 30, 2016
-
“Madaxweyne Siilaanyo Waxaan Weydiinayaa Goorta Uu Sawirkaygu Danbi Noqday Kiisuna Xalaal, Guri Walba Hubbaa Yaal, Waran Cadde Waxa Uu Ahaa Faqashtii Kasoo Horjeeday Halgankii SNM”..Musharrax Muuse Biixi Cabdi”Dib Umilicso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga tallad haya ee Kulmiye ayaa madaxweyne siilaanyo ku eedeyey inuu khalkhal geliyey amniga dalka. Sidoo kale, waxa uu wasiirka daakhiliga ku eedeyey inuu yahay Faqash kasoo...
Friday, January 29, 2016
-
Fadeexadda Musuq-maasuq Ee Dul-hogganeysaa Wasiir Cali Mareexan Iyo Dhismaha Wadada Ceerigaabo, Berbera Oo Istaagtay + Lacagaha Uu Sameystay Acounno Gar Ah.
.Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Cali Mareexan ayaa ku fashilmay inuu taako ku daro dhismaha wadooyinka ee xukuumada gacanta ku haysay, isla markaana wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Ca...
Friday, January 29, 2016
-
Jamaal Cali Xuseen Oo Xukuumadda ku eedeeyay Masuuliyadda Sicir bararka Shacabka Naafeeyay, Sheegayna Inaan Guddiyo Loo Saaraa Xal U Heli Karin
Boston(Berberatoday.com)-Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan magaalada Boston, ee dalka Maraykanka, ayaa ka hadlay qodobbo dhowr ah oo wax laga weydiiyay oo ku saabsan khilaafka ...
Thursday, January 28, 2016
-
Banfadhigii Kulmiye Ka Dudey Oo Ku Kala Qaybsamay Ku Biiritaanka Xisbiga Waddani iyo Siyaasiyiin Ay Rajadoodii Hog-Maddow Ku Hoyatey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Isbahaysigii Oo Qaab aamusnaan kaga jawaabeen Dalabka Waddani iyo xubno Rajadood luntay oo xildhibaano ku jiraan oo waddani ceelalyo iyo sahan udirtay, guddaha ka akkhri magacyada
...
Thursday, January 28, 2016
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Shacabka G/Saaxil Ugu Baaqday Inay Diwaan Galinta Si Mugle Uga Qeyb Qaataan
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin oo warbaahinta la hadashay maanta ayaa Shacab Weynaha Gobolka Saaxil uu baaqaday inay qaataan kaadhka diwaan galainta Codbixiyayaasha ee ...
Tuesday, January 26, 2016
-
27january1982: Dilkii Korneyl Cabdillahi Xaji Saciid Cabdi”Bilowgii Halganka 34 Sano Ka Hor
Dilkii Korneyl Cabdillahi Xaaji Saciid Cabdi Bilowgii halganka 34 sano ka hor
--------------------------------------------------------------------------------------------------
Maalin Arbaca ahayd manta oo kale 27kii Bishii Jen...
Tuesday, January 26, 2016
-
Wariye Cabdi Xaaji Goobdoon Oo Ahaa Ruugcadaa Saxaafadeed Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Allaha u naxariistee waxaa saaka aroortii hore magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa rug cadaa saxaafadeed oo muddo dheer ku soo jiray warfaafinta Soomaalida.
Sida ay xaqi...
Tuesday, January 26, 2016
-
Daawo Muuqalka”Xubno Katirsan Qurba Joogta Gobolka Saaxil Ee Dalka Ingiriiska Oo Kormeer Kutagay Dugsiyada Boodhinka Ah Ee Dubur Iyo Dabeyl Wayne Ee Ay Dhiseen Gudida Horumarinta G/Saaxil Ee Dan Iyo Duco
Berbera(Berberatoday.com)-Xubno katirsan Qurbajoogta kasoo jeeda Gobolka Saaxil ee dalka Ingiriiska Kudhaqan oo ay wehelinayaa Odayaal katirsan Gudida horumarinta Gobolka Saaxil ee Dan Iyo Duco ayaa kormeer kutagay Labada Dugsi wa...
Monday, January 25, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|