|
Articles
-
Daawo Muuqalka”Sawirada Qaabkii Aan Loo Kala Hadhin Ee Berbera loogu Soodhaweeyay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka qaabkii Berbera iyo deegaamada galbeedka Gobolka Saaxil loogu soo dhaweeyay aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharaxii hore ee Madaxweynaha Xisbiga Ucid,
...
Tuesday, December 13, 2016
-
Cabdi Ismaaciil Samater Xaalkiisu Waa Doofaar Abidkii Ma Daahiro”Berberatoday.com Staff
Chicago (Berberatoday.com)-Meeshu waa madal lagu sheegay in lagu soo bandhigayo book ay wadajir u qoreen Cabdi Ismaaciil samater iyo walaakii Axmed ismaaciil Samater , laakiinse lagu qoray magaca Cabdi ismaaciil samater si aanu Ax...
Tuesday, December 13, 2016
-
“Siyaasaddii Waxa Dilay WADDANI oo Muniir u Noqday Siyaasi”- W/Q: Weriye Axmed M. Saleebaan
Inta badan bulshada reer Somaliland, waxay qawadeen siyaasadda xisbiyada mucaaridka ah bilahan u dambeeyay. Waxa dadka candhuuftooda dib uga liqay xiisaha miidaanka siyaasaddu, ay doodooda sal uga dhigeen in aanay ahayn xirfad shu...
Monday, December 12, 2016
-
Daawo Muuqalka”Munaasibad Lagu Maamuusayo Dhalashada Nabiga (NNKH) Oo Hargeysa Si Balaadhan Looga Xusay + Masuuliyiin Sar Sare Iyo Culimo Awdiin Caan Ah Oo Ka Qayb-Galay+(Sawiro)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad Balaadhan Oo Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Isla Markaana Lagu Waynaynayay Laguna Xusayay Dhalashada Nabigeenii Suubanaa Ee Muxammed (NNKH) Ayaa Lagu Qabtay Hotelka Maansoor Ee Magaalada Ha...
Sunday, December 11, 2016
-
Faizal Cali Waraabe basaas nimo kama waynaado by Abdi Mustafe W/Q Abdi Mustafe
Faizal Cali Waraabe oo ku suntan in uu ahaa ninkii inamadii UFO xidh-xidhay ee General Gani basaaska u ahaa sida ku qoran buuga Maxamed Baaruud oo inamadaa la xidhay ka md ahaa uu qoray ee la yidhaa WEERANE ayaan weli ka korin fal...
Saturday, December 10, 2016
-
Xogahaya Dawlada Hoose Ee Hargaysa Axmed Maxamed (Axmed Darajo), Masuul Wax-qabad Muujiyay Oo Ku Dayasho Muddan W/Q Abdi Aziz Diyaaro
Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Mudane Axmed Maxamed Cabdi Laahi (Axmed Darajo ) Waa Masuul Ku Sifoobay Karti , Wax-qabad , Cadaalad Iyo Daacadnimo , Waa Aqoon-yahan Da’yar Oo Illaahay Karti Ku Munayastay , Ka Hor Intaan Loo...
Friday, December 9, 2016
-
Maxaa Ku Jaban Haddii Jamaal Iyo Muuse Ay Galaan Heshiis Siyaasadeed Oo Hore Somaliland Uga Dhacey? W/Q Aw Faarax Tukaale S
Somaliland siyaasadeedu waxay ku dhisantahay hab deegaan oo salka ku haysa Nidaamka Beelaha ama Qabaailka iyo kolba inta ood wadaaga ahi samayso is xulufaysi siyaasadeed oo lagu gaadho guusha kursiga lagu hantiyo.
Hadaba iyadoo...
Friday, December 9, 2016
-
Mudane Madaxwayne Maxaad Kala Socotaa Golihii Deegaanka Hargeysa oo Noqday Hal Bacaad Lagu Lisay”Qalinkii” Axmed Aadan Rooble”
Hargeysa(Berberatoday.com)-waa muhiim in qalinka loo qaato si loo saxo loona toosiyo hadii mid kamida haayadaha dawliga ahi gabaan xilkooda
madaxwayne sida dastuurka qaranku dhigayo adigaa ah masuulka ugu sareeya dalka islamarkaa...
Friday, December 9, 2016
-
Jamaal Cali Xuseen Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warka Sheegaya In Garabkii Uu Hogaaminaayay Ku Biiray Xisbiga Waddani Fariin Culusna Udiray Taageerayaashiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in garabkii uu hogaamin jiray ee Xisbiga Ucid ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, waxaanu Jamaal Cali Xuseen qor...
Wednesday, December 7, 2016
-
“Waxaa Nalaga Dhigay Sidii Waxaannu Nahay Dad Ajanebiya Oo Meel Kale Ka Yimi…” Prof: Axmed Ismaaciil Samatar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof: Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sheegay inuu rejo fiican oo dhiirrigelisay uu ka helay Somaliland, taasoo uu xusay inaanu ka helin Soomaaliya oo uu sheegay in loogala dhaqmay markii uu Muqdisho tegay...
Monday, December 5, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|