-
Baahidu Waa Furaha Hal-Abuurka: 2 Arday Oo Afrikaan Ah Oo Sameeyey Saabuun Lagula Dagaalami Karo Kaneecada
Ouagadougou(Berberatoday.com)-Koox mutadawaciin u dhashay dalka Burkina Faso ah ayaa gacanta dhex geliyey sanduuq weyn oo kaneeco dheddig oo gaajaysan laga buuxiyey, si ay u caawiyaan tijaabo lagu samaynayey saabuun dhowaan lagu i...
Tuesday, January 17, 2017
-
Qiso Xanuun Badan: Nin Xaaskiisa Shaki Qaldan Ka Qaaday Oo Mucjiso Lagu Tusay Raalliyannimadeeda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa jiri jirtay inan yar oo agoon ahayd oo hooyadeed ahayd cidda keliya ee adduunka u joogta, waxaa guursaday ina’ adeerkeed. Laakiin waxa uu ku noqday nin qallafsan oo dulmi badan u geystay, isaga i...
Tuesday, January 17, 2017
-
Khamriga Oo Mar Kale La Caddeeyey In Uu Sababo Cudurro Khatar Ku Ah Nolosha Aadamaha
Washington(Berberatoday.com)-Cilmibaadhis cusub oo natiijadeeda lagu faafiyey majaladda American College of Cardiology ee ka faalloota caafimaadka wadnaha ayaa lagu ogaaday in dadka cabba khamrigu ay khatar u yihiin in ay ku dhaca...
Tuesday, January 17, 2017
-
Shirkadda Nokia Oo Suuqa Ku Soo Noqotay Iyo Talefannadeeda Casriga Ah Ee Ugu Dambeeyey
Helsinki(Berberatoday.com)- Shirkadda HMD Global oo dalka Finland laga leeyahay ayaa Axaddii Toddobaadkan ku dhawaaqday in ay xaq u leedahay in ay soo saarto talefanno leh calaamadda caalamiga ah ee shirkadda Nokia, iyada oo ku ...
Tuesday, January 17, 2017
-
Baaq Taageero Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Faransiiska
BAAQ TAAGEERO AH
XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA LAANTIISA DALKA FRANCE.
Aniga oo ku hadlaaya magacayga IYO ka xisbiga UCID laantiisa dalka France. Waxaan halkan ku cadaynayaa in aan ku taageersanahay GUD...
Monday, January 16, 2017
-
Daawo Muuqalka”Aabo Somaliyeed Oo Kasoo Qaxay Dalka Yaman Oo Todoba Caruur Ah Iyo Hooyadoodna Dagaalka Dalkaas Ka Socday Kaga Dhinteen Oo Wata Laba Caruur Ah Oo Dhaawaca Oo Caawimo Dalbaday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Aabo Somaliyeed Oo Kasoo Qaxay Dalka Yaman Oo Todoba Caruur Ah Iyo Hooyadood Dagaalka Dalkaas Ka Socday Kaga Dhinteen Oo Wata Laba Caruur Ah Oo Dhaawaca Oo Caawimo Dalbaday
https://yout...
Monday, January 16, 2017
-
Baafin wasaaradii xanaanada xoolaha ..Cukuse oo af-hayeenka madaxtooyada noqday by Abdi Mustafe
Wasiir Cukuse waakan u jawaabaya xog-hayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani ee ma af-hayeenka madaxtooyadaa mise waa wasiirka xanaanada xoolaha. Xukuumada wax laga sugayaa waataa wasiirku kala garan la'yay xilka loo magacaabay.W...
Sunday, January 15, 2017
-
Ugaadhsiga Xaqul-qalinka Ee Xubnaha Yar Ku Kooban Iyo Khataraha Dahsoon Ee Saldhiga Ciidamada Ee Berberi Xanbaarsan Yahay. Qalinkii A/rahman fidhinle UK.
Somaliland waxay dhacdaa bogcad aad uqaali ah oo ah marin biyoodka muhiimka ah ee loo yaqaan Baab Al Mandab ( The gate of tears ) marinkaas oo sida Suez-ka oo kale isku xidha Badda cad, Bada cas iyo Badweynta Hindiya. Marinkan muh...
Sunday, January 15, 2017
-
Meherkii Sanadka Iyo Madal Dib Kuu Xusuusinaysa Dhaqankii Iyo Hiddihii Somalidu Caanka Ku Ahayd.Daawo Sawirada Bilicsan
Meherkii sanadka iyo xusuusta madashii deegaanka Ceel Giniiseed Ee Dhaqanka iyo Mudane Cumar Muxumed Cali (Cumar Looyar) Iyo Marwo Khadiija Haybe Cumar Magan,
GABILEY(Berberatoday.com)-15/01/2017 Madashan Oo Ahayd Mid Lagu Boqr...
Sunday, January 15, 2017
-
Soomaaliya: Maamulka Degmada Balad-Xaawo Oo Amaawiir Adag Ka Soo Saaray Guurka Qaaliga Ah, Kadib Markii La Faro-xumeeyay 155 Gabdhood
Balad-xaawo(Berberatoday.com0-Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee Dalka Soomaaliya, ayaa Amaawiir muhiim ah ka soo kharasha ku baxa Guurka.
Maamulka ayaa sheegay in sidan ay u samenayaan si loo fududeeyo Guurka Hablaha oo Ra...
Sunday, January 15, 2017
« Previous Page — Next Page »