|
Articles
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Gudoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sanaag Marxuum Max’ed Saalax Xaaji Xasan (ANNIIS) Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun, Kulu-nafsi daa’iqatul Mawd
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Tacsi tiiraanyo badan u diray Rabbi Naxariistii Janno haka waraabiye Gudoomiyihii waxbarashada ee Gobolka Sanaag Marxuum Max'ed Saalax Xaaji Xasan (ANNIIS) Oo shil ...
Friday, January 6, 2017
-
“Jamaal Soogalistiisa Kulmiye Waa Waddani Duubistiisii Kulmiyena Waa Doonistiisii”Caaqil Cambe Daawo Muuqaal
Gabiley(Berberatoday.com)-"Jamaal Soogalistiisa Kulmiye Waa Waddani Duubistiisii Kulmiyena Waa Doonistiisii"Caaqil Cambe Daawo Muuqaal
https://youtu.be/a546Ty22mSw?t=100
Berberatoday.com...
Thursday, January 5, 2017
-
Wiil Reer Jabuuti Ah Oo Hooyadii, Aabbihii Iyo Saddex Hablood Oo La Dhashay Toorey Qudha Kaga Jaray, Booliskana Isku Dhiibay
Dadweynaha Reer Jabuuti Oo Argagax ka Muujiyey Falkan Oo Noqonaya Kii ugu Horeeyay Ee Inta La Xasuusto Dhulka Soomaalida Ka Dhaca
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wiil Dhallinyaro ah oo ku nool Xaafadda 7-aad ee Magaalada Jabuuti, aya...
Thursday, January 5, 2017
-
Daawo, Dareenka ilmada maxaa dadka ka keena !Maxayse ka dawo tahay?
Daawo, Dareenka ilmada maxaa dadka ka keena !Maxayse ka dawo tahay?
https://youtu.be/vih02_y-3MY...
Wednesday, January 4, 2017
-
Cirro, Muuse Iyo Faysal: Somaliland Ka Soo Hadha Tartankoodda, Mise Mid La Dhimata?W/Q Muuse Jaambiir
Qalinkii: Muuse Jaambiir
Ma odhan karro waa saddexdii ugu sitay Somaliland, balse waxaynu odhan karraa waa saddex waqtigu saami ahaan inoo hor keenay. Ma odhan karro waa isku mid Siyaasad ahaan, talo ahaan, go’aan aha...
Wednesday, January 4, 2017
-
Murashax Cabdiraxmaan Cirro Oo Cay Iyo Aflagaado Aanay Dhaqan Ulahayn Siyaasiyiinta S/land Kula Kacay Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar+ Faro-madhnaanta Xisbiga Waddani Ka Taagan Yahay Taageerada Shacabka Oo Cirro Ku Kaliftay Inuu Lasoo Baxo Dhaqan-xumo Siyaasadeed Oo Uu La Bartilmaameedsado Ganacsatada Beesha Mush, Kulmiye Muuse Bixi Ee (Habar Awal)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jaho-wareerka iyo Guuldarada soo food-saartay Xisbiga Waddani mudooyinkii u dambeeyey ayaa sababtay inuu Murashaxii Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Cabdraxmaan Cirro) uu mic...
Tuesday, January 3, 2017
-
Qiso Yaable Yaad Ka Guursan Laheyd Ama Uguurin Laheyd”W/Q Khadar Maxamed Askar
Qiiso yaable: Yaad ka Guurasan laheyd ama u Guurin laheyd by khaddar mohamedAskar
Banii Aadanku meelay joogaanba qola waliba waxay leedahay dhaqan ay ku dhaqmaan oo qofkii jabiyana lagu ceebeeyo, laguna maago.
Haddaba D...
Sunday, January 1, 2017
-
Xog-Warranka Askari Ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Ka Dayriyey Heerka Uu Marayo Isticmaalka Xashiishaddu Iyo Gabdho Qaaqaawan Oo Ay Qabteen Iyaga Oo Xashiishad Dhuuqaya!
Qoys Ka Kooban Hooyo Iyo Laba Ay Dhashay Oo Xashiishadda Iibiya Iyo Aabbahood Oo Masaajidka Safka Hore Ku Tukada + 12 Dhallinyaro Ah Oo Iyaga Oo Qaaqaawan Lagu Qabtay Dayrka Dugsiga Biyo-dhacayga Sare
Hargey...
Sunday, January 1, 2017
-
Saldhigyada Booliska Jeebkaaga Ama Jeelka Weyn”W/Q Maxamed Aadan Dirir
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muranka Maxbuus Naftiisa ku Waayay mid ka mid ah Saldhigyada Dhexe ee Hargaysa una dhexeeya Cusbitaalka Hargaysa Ayaa Kusoo Noqnoqda in badan waxaana Markhaati ma doon ah Maxbuus saldhig ku dhex dhinta...
Friday, December 30, 2016
-
Aqoonsigu Reer Nuur Buu Ku jiraa M. Amin Jibril
Waxay ahayd sannadkii 1981-kii markii la aasaasay ururkii dhaq-dhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed ee SNM, waqtigaasi dawladda ugu awoodda badan Afrikadda madawbi waxay ahayd dawladdii Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ee uu hogaaminayay Maxa...
Friday, December 30, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|