|
Articles
-
MEESHU WAA MEELMA ?W/Q KHADAR MAXAMED ASKAR
Beribaa Waraabe Gaboobay Markaasuu Yidhi Waar Bal I Qaadoo Meel Aan Ku Nabad Galo Oo Halkan Ii Dhanta I Geeya Dabadeed Waa La Qaaday Markii Meel La Marayay Ayaa Ladhigay Markaasuu Yidhi Waa Meelma? Waa Heblaayo Waraabe Waar Ila Ca...
Friday, December 30, 2016
-
Hargaysa Aad Iyo Aad Ayan Usalamaya W/Q Safiya Ali weerar
ka dib
Waxan Cawa u so Qatay Qalinka
In Aan ka Hadlo Arinta wadada
Madarka Hargaysa oo Aad modo
In waxoga booqa dhalisay
Haddaba Aniga oo Ah muwadinad
U dhalatay somalilan kana so jeeda
Dagmada m/ Haybe
Magacaygona Yahay...
Friday, December 30, 2016
-
Cali Guray Oo Cay Aan Looga Baran Siyaasiyiinta Ku Cashariyey Farshaxan Aamin Caamir, Kuna Eedeyey XIsbiga Waddani Inuu La Shaqeeyo “Kan Aabihiina Carab Reer Beexaani Ah Buu Ahaa Hooyadiina Sharmuuto Reer Shangaani Ah Bay Ahayd”
"waxaynu u soo qaadan karnaa Amiin Arts oo si foolxun oo qaawan weliba runtaba ka fog oo been cad ah ugu hiiliya WADDANI iyo Musharaxiisa Mudane Cabdiraxmaan Cirro isaga oo intaa caayaya Somaliland ilaa Madaxwa...
Thursday, December 29, 2016
-
Nin Ku Qadhaabta Magaca Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland oo Dhabarka Ka Wareemaya Muuse Biixi ,Cidda Ka Danbaysa Iyo Cayda Masuuliyiinta Dawlada
Waa kuma ninka ka danbeeya Aflagaadada iyo Cayda Warbaahinta Internetka ee looga Been Abuuranayo Wasiirada Xukuumada iyo Sababta ka danbaysa In Lagu Xagxagto Masuuliyiinta Qaranka iyo Madaxda ku Haminaya Hagaajinta Himilada Um...
Tuesday, December 27, 2016
-
Marxuum Nuux Axmed Ismaaciil: Macalin Wakhti Badan Geliyey La Dagaalanka Jahliga Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Madaxweynaha Somaliland Iyo Guddoomiyaha KULMIYE Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha u naxariistee, waxa Shalay Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Nuux Axmed Ismaaciil oo ka mid ahaa Macalimiinta Ruug...
Monday, December 26, 2016
-
Telefiishan Laga Baxoo Xummaha Faafiya, Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba iska leh, Dilaal Weeye’ oo Mashruuc-buu Doonaya, Danyarta ayuu u daran-yahoo Dibin-daabyo ayuu nagu hayaa ee Allow Naga Qabo… W/Q Hodan Maxamed Cali
Telefiishan Laga Baxoo Xummaha Faafiya, Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba iska leh, Dilaal Weeye' oo Mashruuc-buu Doonaya, Danyarta ayuu u daran-yahoo Dibin-daabyo ayuu nagu hayaa ee Allow Naga Qabo... W/Q Hodan Maxamed Cal...
Monday, December 26, 2016
-
Wax Ka Baro Shakhsiyadda Abwaanka Caanka ah Ee Xasan Qawdhen Yuusuf Iyo Milicsiga Qeybo Ka Mid ah Xusuusaha Fankiisa!
Wax Ka Baro Shakhsiyadda Abwaanka Caanka ah Ee Xasan Qawdhen Yuusuf Iyo Milicsiga Qeybo Ka Mid ah Xusuusaha Fankiisa!
Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa hillaadii 1944-kii. Wuxuu ka bilaabay waxbarash...
Monday, December 26, 2016
-
Shacabka Somaliland Oo Shaki Weyn Ka Qaba Tayo-xumada Cuntooyinka Somaliland La Keeno Xilli Qaaradda Afrika Lagu Soo Daabulayo Bariis Caag Ah Oo Caafimaadka Halis Ku Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tan iyo markii suuqyada Afrika gaar ahaan magaalooyinka dalka Nigeria laga soo sheegay in lagu iibiyo bariis aad u tayo xun oo aakhirkii la ogaaday in uu qaarkii ka samaysan yahay walxo caag ah oo laga f...
Sunday, December 25, 2016
-
Halkan Ka Dhagayso Barnaamij Warreysi Dheer Ah Oo Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Somaligu La Yeelatay Marxuum Fanaan Boon Xirsi Iyo Abaal Uu Sheegay Inuu Marxuum Madaxweyne Cigaal Ugalay Markii Uu Indhaha Beelay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Dhagayso Barnaamij Warreysi Dheer Ah Oo Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Somaligu La Yeelatay Marxuum Fanaan Boon Xirsi Iyo Abaal Uu Sheegay Inuu Marxuum Madaxweyne Cigaal Ugalay Markii Uu Indhah...
Wednesday, December 21, 2016
-
Xukuumadeey ! Qaylo Dhaan joogto ah iyo Qaadhaan ururin Xal maaha ee waa in ku talogal iyo Qorshe qaran loo helaa Abaaraha baahsan.Qalinkii A/rahman fidhinle UK
Abaaruhu waa Mashaakilaadka la Calaamadeeyey ee la isku raacay ee dalka Somaliland guud ahaan ka jira.
Waxaynu ka dheregsanahay in xili wareega abaaraha Somaliland ay caadi noqdeen sanadihii danbe oo sanadkiiba dhowr jeer abaaruh...
Wednesday, December 21, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|