|
Articles
-
gudoomiyaha ucid france maxamed axmed muuse oo aad uga xumaaday dhaawacii looo gaystay haldoor barkhad jama
haldoor barkhad jama nabarada ku dhacay somaliland oo dhanbay ku dhaceen lakiiin isaga oo kaliya ayaa damqaday maxay ku dhacday ? cid allaale cid nooga jawaabta ma hayno meeye kuwii doorashada doonayay ee dalka haystay? kulmiye(qu...
Tuesday, December 20, 2016
-
Xukuumada Siilaanyo way ku fashilantay in 10-ka kun ee arday ee 32 Jaamacadood ee Somaliland ka qalin jebiyey sanadkan ay Qorshe e sameyso.. Qalinkii A/rahman Fidhinle.UK
Hordhac:
Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa 65% shacabka JSL. ardeyda dhigata dugsiyada Somaliland oo gaadhaaya 1284 dugsi oo isugu jira Dug...
Tuesday, December 20, 2016
-
[Akhriso]: Godob Laga Galay Boon Xirsi !W/Q: Khaalid Foodhaadhi
Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa habeen hore oo taariikhdu ku
beegnayd 18-12-2016 magaalada Hargeysa ku geeriyooday abwaankii waynaa ee majaajillada iyo masraxiyadda ku caan baxay, Xuseen Xirsi Caddib oo loo garan ...
Monday, December 19, 2016
-
Qormo Ka Hadlaysa Keliyo Xanuunka Iyo Xogg Koobsanaysa “Kidney Failure” W/Q Nim’aan Adaani Husein Q1aad
Keliyaha Waxa joojiya dhaawaca soo gaadha ama Xanuun iyo caabuq Keliyaha oo shaqadoodi joojiya isla markaan gabba shaqadoodi maalinlah ahayd ee ayy ku safaynayeen jireen Dhiiga,waxa loo Qeybiyaa xanuunka Kaliyah Haleela EE...
Sunday, December 18, 2016
-
Mucjiso Aan Hore Loo Arag Oo Ku Habsatay Qoys Dagan Magaalada Burco Iyo Isbeddelka Midabbada Cuntada Iyo Biyaha “Daawo Warbixin Muuqal Ah
Burco(Berberatoday.com)-Qoys ku dhaqan Xaafadda Aktoobbar oo ka mid ah Xaafadaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa Mucjiso aan hore loo aragi la soo deristay, isla markaana Cuntada ay karsadaan iyo Biyaha ay shubta...
Saturday, December 17, 2016
-
SHIRKA WADDANI EE NAIROBI & SHAKIGA SHACBIGA SOMALILAND BY: CUMAR M. FAARAX
Waxa soo xoogaystay shakiga iyo walaaca fallanqeeyeyaasha siyaasadda iyo shacbi-weynuhuba wax iskaga weydiinayaan dhaqdhaqaaqa olole ee xisbiga WADDANI ka bilaabay dalka dibadiisa, gaar ahaan dalalka Kenya iyo Ingiriiska, shirarka...
Saturday, December 17, 2016
-
Daawo Muuqalka”Ninkii Ugu Yaabka Badnaa Soomaalida Jaadka Cunta Iyo Waxyaabaha Yaabka Leh Ee Uu Isku Daro Markuu Jaadka Cunayo Oo Ay Kamid Yihiin Naafto,Basal,Basbaas,Toon,Xawaash Iyo Hayl.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ninkii Ugu Yaabka Badnaa Soomaalida Qaadka Cuna + Wuxuu Isku Cunaa Qaad,Naafto,Basal,Basbaas,Toon,Xawaash Iyo Hayl.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
Berberatoday.com...
Friday, December 16, 2016
-
Cabdi Ismaaciil Samater Xaalkiisu Waa Doofaar Abidkii Ma Daahiro”Berberatoday.com Staff
Chicago (Berberatoday.com)-Meeshu waa madal lagu sheegay in lagu soo bandhigayo book ay wadajir u qoreen Cabdi Ismaaciil samater iyo walaakii Axmed ismaaciil Samater , laakiinse lagu qoray magaca Cabdi ismaaciil samater si aanu Ax...
Friday, December 16, 2016
-
“Maanta Laga Bilaabo Waxaan Dhisaya Musharax Muuse Biixi, berina Waxaan Hor-muud ka noqon doonaa Inuu Jamaal Cali Xuseen noqdo Madaxweynaha Muuse ku xigga”. Xoghayihii Xidhiidhka Golayasha Ucid Md. Ismaacil Axmed Caafi.
Berbera(Berberatoday.com)-Xoghayihii Xidhiidhka golayaasha Xisbigii Ucid Md. Ismaacil Axmed Caafi oo kamid ahaa saraakiishii Xisbigaas ee garabka Musharrax Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ee shalay ka hadlay Munaasibadii...
Friday, December 16, 2016
-
Daawo Muuqalka”Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Marwo Samsam Maxamed Cige ka Jeedisay Munaasibadii Berbera ee Musharrax Jamaal kaga dhawaaqay Taageeradiisa Musharax Muuse Biixi, dhaliilo Culculusna dusha ka huwisay Faysal-kii Ucid.
Daawo Muuqalka"Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Marwo Samsam Maxamed Cige ka Jeedisay Munaasibadii Berbera ee Musharrax Jamaal kaga dhawaaqay Taageeradiisa Musharax Muuse Biixi, dhaliilo Culculusna dusha ka huwisay Fay...
Friday, December 16, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|