|
Articles
-
Daawo Muuqalka”Munaasibad Lagu Maamuusayo Dhalashada Nabiga (NNKH) Oo Hargeysa Si Balaadhan Looga Xusay + Masuuliyiin Sar Sare Iyo Culimo Awdiin Caan Ah Oo Ka Qayb-Galay+(Sawiro)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad Balaadhan Oo Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Isla Markaana Lagu Waynaynayay Laguna Xusayay Dhalashada Nabigeenii Suubanaa Ee Muxammed (NNKH) Ayaa Lagu Qabtay Hotelka Maansoor Ee Magaalada Ha...
Sunday, December 11, 2016
-
Faizal Cali Waraabe basaas nimo kama waynaado by Abdi Mustafe W/Q Abdi Mustafe
Faizal Cali Waraabe oo ku suntan in uu ahaa ninkii inamadii UFO xidh-xidhay ee General Gani basaaska u ahaa sida ku qoran buuga Maxamed Baaruud oo inamadaa la xidhay ka md ahaa uu qoray ee la yidhaa WEERANE ayaan weli ka korin fal...
Saturday, December 10, 2016
-
Xogahaya Dawlada Hoose Ee Hargaysa Axmed Maxamed (Axmed Darajo), Masuul Wax-qabad Muujiyay Oo Ku Dayasho Muddan W/Q Abdi Aziz Diyaaro
Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Mudane Axmed Maxamed Cabdi Laahi (Axmed Darajo ) Waa Masuul Ku Sifoobay Karti , Wax-qabad , Cadaalad Iyo Daacadnimo , Waa Aqoon-yahan Da’yar Oo Illaahay Karti Ku Munayastay , Ka Hor Intaan Loo...
Friday, December 9, 2016
-
Maxaa Ku Jaban Haddii Jamaal Iyo Muuse Ay Galaan Heshiis Siyaasadeed Oo Hore Somaliland Uga Dhacey? W/Q Aw Faarax Tukaale S
Somaliland siyaasadeedu waxay ku dhisantahay hab deegaan oo salka ku haysa Nidaamka Beelaha ama Qabaailka iyo kolba inta ood wadaaga ahi samayso is xulufaysi siyaasadeed oo lagu gaadho guusha kursiga lagu hantiyo.
Hadaba iyadoo...
Friday, December 9, 2016
-
Mudane Madaxwayne Maxaad Kala Socotaa Golihii Deegaanka Hargeysa oo Noqday Hal Bacaad Lagu Lisay”Qalinkii” Axmed Aadan Rooble”
Hargeysa(Berberatoday.com)-waa muhiim in qalinka loo qaato si loo saxo loona toosiyo hadii mid kamida haayadaha dawliga ahi gabaan xilkooda
madaxwayne sida dastuurka qaranku dhigayo adigaa ah masuulka ugu sareeya dalka islamarkaa...
Friday, December 9, 2016
-
Jamaal Cali Xuseen Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warka Sheegaya In Garabkii Uu Hogaaminaayay Ku Biiray Xisbiga Waddani Fariin Culusna Udiray Taageerayaashiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in garabkii uu hogaamin jiray ee Xisbiga Ucid ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, waxaanu Jamaal Cali Xuseen qor...
Wednesday, December 7, 2016
-
“Waxaa Nalaga Dhigay Sidii Waxaannu Nahay Dad Ajanebiya Oo Meel Kale Ka Yimi…” Prof: Axmed Ismaaciil Samatar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof: Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sheegay inuu rejo fiican oo dhiirrigelisay uu ka helay Somaliland, taasoo uu xusay inaanu ka helin Soomaaliya oo uu sheegay in loogala dhaqmay markii uu Muqdisho tegay...
Monday, December 5, 2016
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigalinta Haldoor Axmed Abokor Maxamed Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxweyne Siilanyo Umagacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigalinta uu Madaxweyne Axmed Siilanyo umagacaabay Axmed Abokor Maxamed ayaa ka dareen celiyay xilka uu Madaxweynaha Somaliland umagacaabay isaga oo ...
Monday, December 5, 2016
-
Xoghayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani Aqoonyahan Ismaaciil(Dheeg) Waxaan Halkan Hanbalyo Balaadhan U Marinayaa Hogaanka Loo Doortay Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil. Oo ah hogaankan miisaan culus ku leh G/sail.
Aniga oo ah Xoghayaha Degmada Berbera ee Xisbiga wadani waxaan halkan hanbalyo aan la soo koobi Karin u marinayaa Sxbkay Aqoonyahan Sayid Cali Maxamed Cilmi oo shalay Galab ay dhalinyarada Xisbigu u doorteen Gudoomiyaha Garaklbka ...
Sunday, December 4, 2016
-
Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuun Axmed Aadan Cali (Goodir) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE-04/12/2016
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah ...
Sunday, December 4, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|