|
Articles
-
Maamulka Iyo Masuuliyiinta Shabakada Wararka Ee Berberatoday.com Waxay Hambalyo Udirayaan Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Madaxweyne Siilanyo Umagacaabay Axmed Abokor Maxamed
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Iyo Masuuliyiinta Shabakada Wararka Ee Berberatoday,com Waxay Hambalyo Udirayaan Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Madaxweyne Siilanyo Umagacaabay Axmed Abokor Maxamed(Haldoor Ahmed Abokor...
Sunday, December 4, 2016
-
“Qadarkaan Calooshiyo. Riximka Igu Qaadiyo. Fooshii Qadhaadhayd.Adigaan qandhoonoo.Qalbigaagu jabinoo.Qacdii Aad Idihataan.Naaskaaga Quutoon. Dambar Kaa Qudh Qudhiyoo. Qumaneey Dhabtaadaad”Maansada Quman Hooyo Iyo Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfool
MAANSADA QUMAN OO SOO BAXDAY 01.DEC.2016, WAXAANA CURIYAY ANIGOO AH XIIS MAXAMED CILMI( SHANFOOL ) MAANSADA QUMAN OO KA HADLAYSA QIIMAHA HOOYADU LEEYAHAY IYO TACABKA AY INALA SOO MARTAY BALSE AYNAAN DAREENSANAYN, HADDABA MAANSADA ...
Friday, December 2, 2016
-
Dowlada Ahmed Siilaanyo oo u Ogolaatey in Masuuliyiinta Xilka Haysaa ay Matalaan Ruwaayada Dawalada Faderal Somaliaya ee Qoto_Qoto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhuux cabdilaahi cabdi Waa masuul agaasime waaxed ka ah wasaarada wershadaha jamhuuriyada somaliland, waa nin inta badan ku shaqeysta afku xoogle nimo iyo qafqafle nimo Aqoon iyo waayo aragnimo dowlade...
Wednesday, November 30, 2016
-
Muuse Biixi oo waji gabax kala kulmay Shir uu la yeeshay qaar ka mid ah dhaliyrada Beesha Cumar jibriil (Habar jeclo)
Habeenimadii ay salaasadu soo galaysay ee Taariikh duna ahayd 27/11/2016 waxaa uu shir doceed kula yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi qaar ka mid ah dhalinyarada Beesha Cumar Jibriil ee habar jeclo kuwaasi oo uu...
Wednesday, November 30, 2016
-
“Dhiga codka ! Waanagii Dhignaye Wax Aan Ahayn May Odhan. Ragga Zamzam Ay Rawixisay Caliguray Isba Soo Gaadhi Maayaan Ee Waa Kuwo Col Hortii Jabay
Dhiga codka ! waanagii dhignaye wax aan ahayn may odhan. Ragga Zamzam ay rawixisay Caliguray isba soo gaadhi maayaan ee waa kuwo col hortii jabay. Aniga dumar oo dhami way iga adagyihiin waayo iskama celin aqaano waayo sida lo...
Wednesday, November 30, 2016
-
Oday Soomaaliyeed Oo Ka Sheekeeyey Qisooyin Kasoo Maray 39-Haween ah Oo Uu Soo Guursaday Iyo Raacdadiisa Xaaskii 40-aad
“Weli ma hayo mid aan dabacadeeda u bogo, waxana aan kala garan la’ahay gabadhii aan doonayey inay dhimatay, inaanay dhalan iyo in nin kale qabo”Oday Amiir Cali Dhagas
Qardho(Berberatoday.com)-Oday Amiir Cali Dhagas waa o...
Tuesday, November 29, 2016
-
Reer Sanaag Ceel Uma Qodna, Cidbaase U Maqan!Cabdilaahi Axmed Maxamed (Cabdilaahi Dahab)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Xisbiga Waddani Isla Markaana ah Xubin Kamid Hogaanka Sare ee Xisbigaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed (Cabdilaahi Dahab) oo Safar Shaqo Ku Jooga Dalka Jabuuti...
Monday, November 28, 2016
-
Maxaad Ka Ogtahay Halista Cabida Sigaarka Dadka Qaba Cudurka Macaanka(Sonkorta)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inkastoo sigaarka uu aad ugu daranyahay caafimaadka, waxaa intaa dheer in dadka sokorowga qaba ay usii dheertahay khatarta dhimashada sida lagu xaqiijiyay cilmi baaris cusub.
Dadka sigaarka badan caba...
Sunday, November 27, 2016
-
Qodobadda Muhiimka Ah Ee Ay Koobsatay “Maansada Qaran Ku Baaq Ee Uu Curiyay Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Waa Maansada (Qaran Ku Baaq)
Waxa Tiriyay Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo ka mida hormuudka Suugaanta Wakhtigan.
Maansadu waxay si Xeel dheer uga Hadlaysaa Xaaladaha Dalka ka jira gaaar ahaan Qabyaalada oo bulshada wakhtigan L...
Sunday, November 27, 2016
-
24th.11.1984: 32 Sanno Ka Hor Iyo Milicsiga Dhacdadii Lagu Afduubay Diyaaraddii Somali Airline!!!.
Maanta oo kale, 32 sanno ka hor oo ku beegan,Subaxnimadii 24.November.1984-kii, maalin sabti ah, ayey diyaaraddii Somali Airlina, ee nooceedu ahaa, Boeing 707-338C, Flight Number-keeduna ahaa 415, duuliyena uu ka ahaa Duuliye Maxa...
Saturday, November 26, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|