|
Articles
-
MAYARKA GABILEY OO HORUMAR BALAADHAN KU TALAABSADAY MUDADII UU GOLAHA HOGAAMINAAYAY”QALINKII MAXAMED ISMAACIL CUMAR(BIID)
MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE DEGMADA GABILEY AYAA SUBAXNIMADII HORE SAAKA HAWLGAL BANEYN JID KA BILAABEY CIDHIFKA GALBEED EE MAGAALADA GABILEY.
JIDKAN OO KA MID AH JIDADKA HALBAWLAHA AH AYAA SIDA UU SHEEGEY GUD MAXAMED CUMAR CABDI A...
Friday, September 23, 2016
-
Shirkada isgaadhsiinta telesom ayaa ilaa hada aqoonsan cida abaal marinta iyo abaal gudka kule, W/Q: Xamse Jirde Axmed
1, shirkadu boqolkii qof ee u hereeyay ayaanay wali wax abaal marina siinin boqolkii qof ee u ee mobilkooda qaata 2, Markii aanu waraysanay dadwaygaa aanu waraysanay oo boqolkaa qof qof kamid ahi wuxuu noo sheegay hadii uu ahaan l...
Friday, September 23, 2016
-
Hore waxa aynu u ogeyn Muuse Biixi iyo wixii kala qabsaday askarigii ilaalada Madaarka, waxa kale oo aynu oggeyn Muuse iyo wixii ay isla soo mareen taliyahii hore ee ciidanka Qaranka Somaliand Cismaan Dacas oo innoo sheegay in Muuse Biixi uu beertiisii ka qaaday.
Hore waxa aynu u ogeyn Muuse Biixi iyo wixii kala qabsaday askarigii ilaalada Madaarka, waxa kale oo aynu oggeyn Muuse iyo wixii ay isla soo mareen taliyahii hore ee ciidanka Qaranka Somaliand Cismaan Dacas oo innoo sheegay in Muu...
Friday, September 23, 2016
-
Liiskan dheer oo ah Hantidii Maguuraanka aheyd ee Qaranka ee Xukuumada Siilaanyo Xaraashtay,Waa Tixraac iyo Tiraab Taariikhda ugashay . Qalinkii A/rahman Fidhinle UK .
- Iyada oo Xukuumada Siilaanyo uu mudo xileedkeedii 5-ta sanadood ahaa iyo Maandheydkeedii shacabku siiyey uu ka dhamaaday Taariikhdii 27/7/2015.
- Iyada oo hada ah Dawlad Madhan oo ku meel gaadh ah oo mudo kordhin kursiga ku...
Friday, September 23, 2016
-
CEEB’BAY MAAMULKA GOBOLKA SAAXIL KU TAHAY CABASHADAA KA SOO YEEDHAY BAHDII CADAALADDA
Kala danbaynta iyo is maqalku waa shayga kaliya ee sababa amniga iyo degenaanshaha nololeed ee aynu maanta ku naaloonayno, in qof walba lagu ixtiraamo mansabka uu hayo oo aan awoodiisa la maroorsana waxay qurxisa...
Friday, September 23, 2016
-
Maantaa la Tabayaa , Maanso baroordiiq ah oo Marxuum cisman Hindi loo tiriyey
Magaca Maanso: Maantaa La Tebayaa
Maansadan baroordiiqda iyo ducada ah waxaa Hal-abuuray Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile, Maansada waxaa kaloo ka waramaysaa taariikhdii iyo Magacii Marxuum: Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cisma...
Thursday, September 22, 2016
-
Daawo : Maxakamadda Hargaysa oo Xukun Ku Cusub Somaliland Riday.
Hargeysa ( Berberatoday.com) Daawo : Maxakamadda Hargaysa oo Xukun Ku Cusub Somaliland Riday.
...
Thursday, September 22, 2016
-
Daawo sawiro:- Wariye Merher Cajiib ahi hargeysa ugu dhacey + waakuma wariyahaasi + Shabakada berberatoday oo hambalyo udiraysa
Hambalyo Wariye Abdilmalik Musa Coldoon iyo Aasiya Faarax Cumar Dubad oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa.22.09.16
MEHER WACAN””””””””””””””””””””””””””””””...
Thursday, September 22, 2016
-
Daawo, Muxaadiro faaiido leh oo iimaanka ku saabsan , Sheekh Xuseen Cali
Daawo, Muxaadiro faaiido leh oo iimaanka ku saabsan , Sheekh Xuseen Cali,,,,,,,
https://youtu.be/bXQHhQYURnk...
Wednesday, September 21, 2016
-
Daawo,Murashax Maxamed Khadar Daahir Oo Ballan Qaad Loo Riyaaqay usameeyay Ardeyda Dugsiga Sare maxamuud axmed cali
Murashax Maxamed Khadar Daahir Oo Ballan Qaad Loo Riyaaqay Sameeyay
https://youtu.be/m8n2u9InJgs...
Wednesday, September 21, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|