-
Cuntooyinka kaa caawinaya Koritaanka timaha iyo faytamiinada laga helo
Iyadoo shambooga, nadiifinta timaha, kiriimada iyo waxyaabaha nafaqada leh timaha caafimaadkooda iyo quruxdooda kor u qaadaan, haddana waxa jira in qofka qaata cunto dheellitiran oo nafaqo u keeni kara timaha uu noqdo mid timo aha...
Monday, October 24, 2016
-
Waayihii Nololeed, Heerkii Aqooneed, Doorkii Halgameed & Kaalintii Horumarka Dadka & Dalka Uu Ku Lahaa Marxuum Prof Axmed Cabdi Dacar
Marxuum Prof Axmed Cabdi Dacar Waxa Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Xeedho Ee Waqooyiga Hargeysa, waxaana taariikhdiisa wax ka qoray Mulkiilaha ahna Guddoomiyaha Warbaahinta Himilo Madar Cabdi Axmed
Marxuum Prof Axmed Cabdi Daca...
Sunday, October 23, 2016
-
1—- YAA XIIDHAY SICIID MAXAMUUD GAHAYR
Siciid waxa xidhay mamuulaha madarka hargaysa waxana ka danbeeyay wasiirka madaxtoyada sababta lo xidhay maxay tahay ? Waxa weeyi maxad dadk dhulka laga qaday Aad uga hadlaysa . Dhulka Aaya cabiirkiso dhanyahay 14000 oo block dhul...
Sunday, October 23, 2016
-
Siyaasi isku kalsoon oo Cigaal dabaddii Somaliland yeelatay lama hayo: maxa sababay in guddoomiyeyaasha xisbiyadu kooto iskugu xidhaaan musharaxnimadoodda.Qalinkii Barkhadladiif Cumar Hargeysa/Somaliland
Siyaasi isku kalsoon oo Cigaal dabaddii Somaliland yeelatay lama hayo: maxa sababay in guddoomiyeyaasha xisbiyadu kooto iskugu xidhaaan musharaxnimadoodda.
Shayga la yidhaa kalsooniddu waa muhiim, inta badan siyaasiyiinteen...
Sunday, October 23, 2016
-
Muwaadin Loo Xidhay Maqaallo Uu Ka Qoray Xukuumada Siilaanyo Oo Cuntidii Ka Soomay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng saleeban siciid cumar oo ka mid muwaadinta sida xaq darada ugu xidhan xukumada Siilaanyo ayaa todobaadka ay ku jirno joojiyey cunista cuntida kana soomay gabi ahaan cuntidii ka dib markii...
Sunday, October 23, 2016
-
Daawo Mucjisada Gabadh Yar Oo 4 Jir Ah Oo Ku Hadli Karta 7 Luuqadood Oo Caalami Ah!!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Angelina Bella Devyatkina oo loo yaqaano Bella waa gabadh yar oo 4-jir ah oo u dhalatay waddanka Ruushka taasi oo adduunka ka yaabisay kadib markii la xaqiijiyey in ay ku hadli karto ugu yaraan 7 luuqado...
Saturday, October 22, 2016
-
Daawo Muuqalka”Jilaaga Caanka Ah Ee Sooraan Oo Saaxada Siyaasada Somaliland Ku Soo Biiray Xisbina Gudoomiye Ka Noqdey .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Jilaaga Caanka Ah Ee Sooraan Oo Saaxada Siyaasada Somaliland Ku Soo Biiray Xisbina Gudoomiye Ka Noqdey
https://www.youtube.com/watch?v=jP6N6EgyLf4&feature=share
...
Friday, October 21, 2016
-
Warmaha Xirsi Xaji Cali laga waalay loona adkeysan waa by Abdi Mustafe
Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaji Cali ayaa warmo uu riday dhuuca u geliyey Muse biixi iyo Cali mareexaan. iyaguna ismay difaacin ee dad aqoon toodu liidato ayay ku gabadeen oo ku yidhaahdeen u jawaaba oo kala ah kuxeenk...
Friday, October 21, 2016
-
Tacsi Geerida Marxuum Dr. Ahmed Abdi Daar
Rashid Sheikh Aadan iyo xaaskiisa
2. Jamal Ali Hussein iyo xaaskiisa
Ali Hussein Ismail ( Ali Shoonbe)
Abdillahi Ibrahim Habane
3. Osman Abshir iyo xaaskiisa
4. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama i...
Friday, October 21, 2016
-
Daraasad Cadaysay Xilliyada Uu Socodku U Fiican Yahay Dadka Macaanka Qaba
Berbera(Berberatoday.com)-Daraasadd cusub oo dhawaan la soo saaray ayaa lagu cadeeyay in socodka waqtiyada cuntada kaddib uu wanaagsan yahay dadka xannuunka Macaanka qaba, waxaanay dhakhaatiirtu sheegeen inay habboon tahay in dadk...
Friday, October 21, 2016
« Previous Page — Next Page »