-
“Xaaskayga Naag Ayaa Gashay Ee Usheeg Dhakhtarka”-Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 2aad
Nolol la Xusuusto
Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 2aad
Bukaan-socod: “Xaaskayga naag ayaa gashay ee u sheeg Dhakhtarka”
Kalkaaliye: “Sir, this woman, another woman inside”
Dhakhtarkii Khawaajaha ahaa oo yaaban ...
Friday, October 21, 2016
-
Durufaha dhalinyarada somaliland iyo kibirka wasirka madaxtoyada iyo kooxaha jindagaagay garbay Noqotay dhalinyarada Iyo Aqoonyahank ka dhiidhiya dulmiga iyo tacadiga in sii hawlyar lo xiidho laguna tagri fallo Awoodi dawladnimo”Qalinkii Khadar Askar
Durufaha dhalinyarada somaliland iyo kibirka wasirka madaxtoyada iyo kooxaha jindagaagay garbay Noqotay dhalinyarada Iyo Aqoonyahank ka dhiidhiya dulmiga iyo tacadiga in sii hawlyar lo xiidho laguna tagri fallo Awoodi dawladnimo l...
Friday, October 21, 2016
-
SHAYGA TARTANKA ORODKA IYO KA SIYAASADDU AY ISKA SHABAHAAN Qalinkii Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigga UCID
Marka hore Jimce Mubaarak, salaan guud shacabka Somaliland; Beryahan baanu yara aamsunay oo waxaan jeclaan lahaa bal inaan maanta is yara barbar dhigo tartanka orodka iyo tartanka siyaasadda;
Tartanka siyaasadda iyo ka orodka...
Friday, October 21, 2016
-
Yaan La Siyaasadaynin Xuska Shuhadada SNM Ee 17-Ka October – Qalinkii Yuusuf Cabdi Gaboobe
Haddii Eebe idmo waxaynu burrito (Maanta) xusi doonaa maalinta Shuhadada SNM ee 17-ka October oo sanadkan kusoo hagaagtay xilli ay dalka ka socdaan ololeyaal ay axsaabta siyaasaddu ugu jiraan tartanka doorashada Madaxwayna...
Tuesday, October 18, 2016
-
Daawo Sawirada”Askari Wasiir Laga Dhigay Oo Qaabkii Salanta Ciidamada Madaxweyne Siilanyo Ku Salaamay Iyo Fajacii Kadhacay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Cumar Maxamed Faarax oo ka mid ahaa xubno wasiiro ah oo madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey madaxweyne Siilanyo oo maanta dalka ku soo laabtey ayaa mar...
Monday, October 17, 2016
-
Wasiirka madaxtooyada oo qeybta cashuur ururinta ingiriisku u yeedheen by Abdi Mustafe
Qeybta u qaabilsan wadanka ingiriiska cashuuraha laga qaado hantida dhaqaale ee dadku heystaan ayaa daba gal ku samaysay wasiirka madaxtooyada Maxamoud Xaashi. Waxa dhawaan u yeedhay wasiirka HM Revenue & customs - Govt. UK...
Monday, October 17, 2016
-
A/rahman Ciro oo ciyaaray siyaasad Muse Biixi ku fahma guuray by Abdi Mustafe
A/rahman Ciro oo siduu u kacaamay ku dhex jiray siyaasadaha caalamka oo dalka aduunka uugu weyna na safiir ka noqday ayaa Muse Biixi kolba shax u degaya majara habaabisa oo uu fahmi waayo. intuu Muse Bixi lahaa waa maxay talow hog...
Sunday, October 16, 2016
-
Liiska Qandaraasyada aan loo tartamin ee Xaqdarada iyo qaraabo kiilka lagu bixiyey 6-dii sanadood ee xukuumada Kulmiye hogaanka dalka hagaysay. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Xukuumada Siilaanyo intii ay hogaanka dalka haleeshay waxay isku khaladay Qaranimadii iyo Qoysnimadii waxaana meesha ka baxday cadaalad u qaybintii midhihii dawladnimo, waxaa baaba'ay xaq-dhawridii wada-lahaanshihii qaranimo, ...
Saturday, October 15, 2016
-
Tacsi Ciise Ahmed Kaar
Tacsi
geerida Marxuum Ciise Axmed Kaar
Rashid Sheikh Aadan
2. Mahamed Dube Saleebaan iyo xaaskiisa
3. Osman Abshir iyo xaaskiisa
4. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa
6. Abdi...
Saturday, October 15, 2016
-
Guddoomiyayaasha saddex xisbi ee somaliland iyo waxyaaba ay ku kala duwan yihiin.
Guddoomiyayaasha saddexda xisbi qaran ee somaliland oo kala ah Eng Faysal Cali Xuseen guddoomiyaha xisbiga UCID ,Muuse Biixi Cabdi guddoomiyaha xisbiga KULMIYE , Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo ah s...
Saturday, October 15, 2016
« Previous Page — Next Page »