|
Articles
-
Habab Cusub Oo Aad Iskaga Ilaalin Karto Cudurka Macaanka Noociisa Labaad
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qormadan waxa uu Geeska Afrika akhristayaashiisa ugu soo bandhigayaa shank a mid ah habab uu dhowaan sheegay Dr. Maxamed Oz in looga hortegi karo cudurka Macaanka oo muddooyinkan dambe si aad ah dunida u...
Friday, October 14, 2016
-
Farshaxanka Amin Caamir Oo Sawir Gacmeed Ku Cabiray Xaalada Xisbiga Kulmiye Wakhtigan Wehelka La Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Farshaxanka Amin Caamir Oo Sawir Gacmeed Ku Cabiray Xaalada Xisbiga Kulmiye Wakhtigan Wehelka La Yahay
Berberatoday.com...
Friday, October 14, 2016
-
“Wadnuhu Wuxuu Ku Shaqeeyaa Tuumbooyin, Kelyihiina Way Istaageen..”
War-bixin Ka Hadlaysa Muwaadin Caawimo U Baahan
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Kelyaha oo ah Xubnaha Bini’aadam kasta ka saara Qashinka Jidhkiisa ku jira Waxaa ay joojiyeen gabi ahaanba shaqadii ay Jidhka u qaban jireen, Kaadid...
Thursday, October 13, 2016
-
Bulsho Weynta Gobollada Bariga Somaliland Oo Si Weyn Usoo Dhoweeyey Dhawaaqii Kasoo Yeedhay Musharraxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Ee Uu Ku Sheegay Inuu Madaxweyne Ku-xigeenkiisu Beelaha Harti Noqon Doono
Cabdiziis cabdilahi Faarax; "wll waxan degenahay Magaaladda laascaanood, waxananu nahay dhalinyaro badan oo damac siyaasadeed leh, isla markaana waxaanu soo dhoweynaynaa hadalkii Musharaxa Ucid Jamaal cali Xuse...
Thursday, October 13, 2016
-
DAAWO MUUQAAL: XUBIN XISBIGA WADDANI KA TIRSAN OO XAFLADII WAFTIGA MADAXWEYNE SIILAANYO EE UK AAMAAN MADAXWEYNE ULA KALA BAXAY.
DAAWO MUUQAAL: XUBIN XISBIGA WADDANI KA TIRSAN OO XAFLADII WAFTIGA MADAXWEYNE SIILAANYO EE UK AAMAAN MADAXWEYNE ULA KALA BAXAY.
...
Wednesday, October 12, 2016
-
Ogasiis Xisbiga wadani laantiisa finland oo xaflad soo dhaweyna usameynaysa taageerayaal cusub
Asalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu.
Dhaman taagerayaasha xisbiga wadani ee dalka finland, waxaa si xushmad leh looga codsanayaa inay ka soo qeygalaan xaflad loo qabanayo taageerayaal cusub oo xisbiga ku soo biiraya ....
Wednesday, October 12, 2016
-
Maxaad ka Ogtahay Taarikhda Musharrax Jamaal Cali Xuseen, Hayaankii Dheeraa ee Waxbarashadiisii Taxnayd Hargeysa, Muqdisho Ilaa Jaamacada Harvard University, Maxa’se U Sahlay “Banking Award” Iyo Guushii Uu Gaadhsiiyey City Bank+Hiigsigiisa Mustaqbalka Ee S/land!!!
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen waxa u kasoo shaqeeyey Baananka ugu weyn ee Caalamka oo uu kamid ah ee City Bank oo laga leeyahay wadanka Maraykanka, waxanu ku guulaystay "Banking Award" oo ah abaal marin dhanka ba...
Wednesday, October 12, 2016
-
Daawo, Muuqaalkii udanbeeyay Sheekh Dabcasar iyo sheekooyin culuculus oo ka sheekeeyay
Daawo, Muuqaalkii udanbeeyay Sheekh Dabcasar iyo sheekooyin culuculus oo ka sheekeeyay
https://youtu.be/eV80_BtAmAI...
Wednesday, October 12, 2016
-
Ururka SSJW Oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Xisbiga Waddani Iyo Isbahaysigu Oo Qodob Ka Mid Ahi Dhigayo Xaqdhawrista Xoriyadda Saxaafadda
“SSJW waxa uu Kulmiye iyo UCID ugu baaqayaa inay cadeeyaan siyaasadda (policy) ay kula dhaqmi doonaan warbaahinta madaxabanaan ee dalka ka jirta gaar ahaan……”
Hargeisa(Berberatoday.com)-Ururka suxufiyiinta iyo...
Wednesday, October 12, 2016
-
Shanta Kooxood Ee Ugu Gool-Ku-laadka Badan (Rigoodhe-yaasha) Horyaalka Premier League-ga Ee Ingiriiska
London(Berberatoday.com)-Tartanka horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League-ga oo ah kan ugu kulul marka loo fiiriyo Horyaalada kale ee ka jira qaarada Yurub.
Horyaalka England waxaa ka dhaca qalad badan oo ay isu gaystaa...
Tuesday, October 11, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|