-
Qiso Jaceyl Ah Oo Ka Dhacday Dalka Sucuudiga: Q.1aad
Jeddah(Berberatoday.com)-Gabadh ku nool Caasimada dalka Sucuudiga ee Riyad oo magaceeda la yidhaa Ruhaam ayaa waxay la fadhiisatay gabadh ka shaqaysa guriga ay ku nooshahay, waxaanay ka wareysatay arrimaha la xidhiidha caashaqaga ...
Tuesday, October 11, 2016
-
Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Dalka Comoros Oo Kuyaala Waqooyiga Dalka Madagascar
Moroni(Berberatoday.com)-Dalka Comoros waxa uu ku yaalaa waqooyiga dalka Madagascar waa dalka ka kooban afar jasiiradood oo dhinac kasta ay kaga hareeraraysantahay bada Hindiya (Indian Ocean). Caasimada dalku waxa ay ku taalaa jas...
Tuesday, October 11, 2016
-
DAAWO QAABKEE LOO QAARAJIYEY GARSOORIHII DILKA KU XUKUMAY SADDAAM XUSEEN (XOGTA DAHSOON)
Jariirada Daily Telegraph ee dalka Britain ayaa dabagal saxaafadeed oo ay samaysay waxay soo hubisay qaabkii uu udhcay dilkii loo gaystay Garsoorihii dilka ku xukumi jiray Saddaam Xuseen
...
Monday, October 10, 2016
-
Falanqayn: Hoggaamiye Xisbi Iyo Guddoomiye Xisbi
Ujeeddada qoraalkani waxaa weeye inuu aragti guud inaga siiyo waxa uu yahay Hogaamiye Xisbi, Guddoomiye Xisbi iyo qaab-dhismeedka Xisbiyada Somaliland.
Hordhac
Inta badan dastuurada ama xeer hoosaadada xisbiyadu siyaasadu wa...
Sunday, October 9, 2016
-
Marxuum Ibraahim Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Hargeysa Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abaara 10kii subaxnimo ee saaka ayaa xabaalaha Naasa Hablood ee Hargeysa ayaa lagu aasay Wiilkii uu dhalay Marxuum Madaxweynihii Hore ee Somaliland Marxuum Ibraahim Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo xalay...
Saturday, October 8, 2016
-
“Dulmi Kama Gubtaan Oo Shacbigu Way Guracan Yiine. Guulwadaha Mooyee Ma Jiro Geesi Taliyaaye”Waa gabayga Gawdhgawdh Iyo Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)
Berbera(Berberatoday.com)-GAWDH GAWDH Gabayga gawdh waxaa curiyay abwaan xiis maxamed cilmi ( shanfool ) Wuxuu soo baxay 01.October.2016, Wuxuu kaga hadlayaa xaaladaha khatareed ee mararka qaar ay keento quud raadsashada nooluhu. ...
Friday, October 7, 2016
-
Mid Kamida Wiilashii Uu Dhalay Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Geeriyooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Kulu Nafsi Daiqatul Mawt Waxa Goordhaweyd Geeriyooday oo Tii Xaqa Ahayd U Timi Ibraahim Mohamed Xaaji Ibraahim Cigaal Madaxweynii Hore Somaliland Wiilkisii ) Alle ...
Friday, October 7, 2016
-
Laacid Hore Uga Tagay Kooxda Arsenal Oo Ka Qoomameeyay Ka Tagitaankiisii Iyo Xirfadiisii Ciyaareed Oo Godmadaw Kudhacday
London(Berberatoday.com)-Xiddigii hore ee qadka dhexe naadiga Arsenal Alexander Hleb ayaa ka dhawaajiyay inuu ka qoomameynayo inuu ka tagay Gunners kuna biiray Barcelona.
Hleb ayaa u saftay Arsenal 130-kulan saddex sano uu ...
Friday, October 7, 2016
-
Xoriyadiisa Haloo Sii Daayo Wariye Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)Oo Mudo 12 Maalmooda Burco Ugu Xidhan Wasiir Maxamud Xaashi
Burco(Berberatoday.com)-Xoriyadiisa Haloo Sii Daayo Wariye Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)Oo ah gudoomiye Kuxigeenka Ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Oo Muso 12 Maalmooda Wasiiraka Madaxtooyada Burco Ugu Xidhan Maxkamadana aan...
Thursday, October 6, 2016
-
Tacsi Marxuum Cabdillahi Xaaji Muuse (Xininyo Cun)Oo Hargeysa Ku Geeriyooda Kadib Rasaas Ka dhacday Dhul Laysku haystay
Tacsi
Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Alle Ha Unaxariisto Marxuum Cabdilaahi Xaaji Muuse oo Lagu Naanaysi Jiray Xininyo Cun.Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Saaka Kadib Rasaas Uu Furay Wiil Uu Dhalay Oo uu ku waday nin dhulka kuh...
Thursday, October 6, 2016
« Previous Page — Next Page »