-
Laacid Hore Uga Tagay Kooxda Arsenal Oo Ka Qoomameeyay Ka Tagitaankiisii Iyo Xirfadiisii Ciyaareed Oo Godmadaw Kudhacday
London(Berberatoday.com)-Xiddigii hore ee qadka dhexe naadiga Arsenal Alexander Hleb ayaa ka dhawaajiyay inuu ka qoomameynayo inuu ka tagay Gunners kuna biiray Barcelona.
Hleb ayaa u saftay Arsenal 130-kulan saddex sano uu ...
Friday, October 7, 2016
-
Xoriyadiisa Haloo Sii Daayo Wariye Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)Oo Mudo 12 Maalmooda Burco Ugu Xidhan Wasiir Maxamud Xaashi
Burco(Berberatoday.com)-Xoriyadiisa Haloo Sii Daayo Wariye Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)Oo ah gudoomiye Kuxigeenka Ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Oo Muso 12 Maalmooda Wasiiraka Madaxtooyada Burco Ugu Xidhan Maxkamadana aan...
Thursday, October 6, 2016
-
Tacsi Marxuum Cabdillahi Xaaji Muuse (Xininyo Cun)Oo Hargeysa Ku Geeriyooda Kadib Rasaas Ka dhacday Dhul Laysku haystay
Tacsi
Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Alle Ha Unaxariisto Marxuum Cabdilaahi Xaaji Muuse oo Lagu Naanaysi Jiray Xininyo Cun.Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Saaka Kadib Rasaas Uu Furay Wiil Uu Dhalay Oo uu ku waday nin dhulka kuh...
Thursday, October 6, 2016
-
Tacsi Kuso Gudoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir Oo Hooyadii Hargeysa Ku Geeriyootay
TACSI
Innaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun, waxaanu halkan tacsi uga dirayaa Hadii aanu nahay Bahda shabakada wararka Berberatoday.com Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal MD Muuse Faarax Jaambiir oo Hooyadii Deeqa Xuseen Naaleeye ay ...
Thursday, October 6, 2016
-
Xasan Guure “Muuse Biixi Dagaaladii Dalka Lagu Xoreeyay Waxaa Uu Ka Ahaa Hormood Maanta Inuu Iibkeeda Hormood……”
Xasan Guure “Muuse Biixi Dagaaladii Dalka Lagu Xoreeyay waxaa uu ka ahaa Hormood Maanta inuu Iibkeeda Hormood……”
Berberatoday.com...
Tuesday, October 4, 2016
-
Meedey Taladi Saami.Qeybsiga Ee Siilaanyo Loo Igmaday ? Eng. Bashe Cabdi Gaboobe
Waxa golaha wakiilada la doortey 25 September, 2005.Waxaana lagu heeshiyey in mar qudha lagu galo xeerka doorashada golaha wakiilada 2005. Wixi ka dambeyana xukuumadda marka jirta sameeyso tiro koob dadweyne si lo helo saami qeybs...
Tuesday, October 4, 2016
-
Xukunkii maxkmadda sare Faysal Cali Waraabe uu jabiyay waa in sharcga la hor keenaa
Xukunkan ay gaadhay Maxkamadda Sare JSL wuxu labada dhinac ku waajibinayaa in si wada jir ah ay u fuliyaan Xukunka Maxkamadda, sidoo kale wuxu farayaa labada dhinacba in,iyada oo la raacayo Xeerka Xisbiga la qabto Shirwayne Aan Ca...
Monday, October 3, 2016
-
Dhedo Roob Noqon Weydey Baan ku idhi Madaxweynaha. (Ina Af-madoobe) Qalinkii Hasman Suleiman
Intii Madaxweynaha iyo waftigigiisu ku sugnaayeen UAE, ayaa odeyaa lculus oo reer Somaliland ahi booqasho ugu tageen, mid odeyaasha ka mid ah baa si gaar ah ugala sheekeystey madaxweynaha arrimaha doorashooyinka iyo kala qaadista ...
Monday, October 3, 2016
-
Badmaaxiinta Somaliland(Seamanada)Oo Urur Ay Ku Midaysan Yihiin Samaystay Kuna Doortay Gudoomiye Iyo G/Kuxigeen+Daawo Muuqal Iyo Sawiro
Jeddah(Berberatoday.com)-Badmaaxiinta Somaliland(Seamanska)ee ka shaqeeya Marakaaibta kala duwan ee ka dhex shaqeeya Somaliland iyo wadamada Caalamka gaar ahaan dalalka Khaliijka ayaa ku dhawaaqay inay samaysteen urur ay ku midays...
Sunday, October 2, 2016
-
Daawo Muuqalka”Liiska Guurtida Aan Shaarubaha Lahayn Ee Ka Talisa Xukuumada Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ahba
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Liiska Guurtida Aan Shaarubaha Lahayn Ee Ka Talisa Xukuumada Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ahba .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Ilaysnews/Hargeysa Office...
Saturday, October 1, 2016
« Previous Page — Next Page »