|
Articles
-
Daawo,Waxa aan ku dhashay Berbera Ayayday ayaa aan Maraykan la aaday anoo 4 jir ah 26 sano kadib ayaan hooyaday soo raadiyay maxaa iga qabsaday dhib daawo qisadani
Waxa aan ku dhashay Berbera Ayayday ayaa aan Maraykan la aaday anoo 4 jir ah 26 sano kadib ayaan hooyaday soo raadiyay maxaa iga qabsaday dhib daawo qisadani
...
Wednesday, October 26, 2016
-
KULMIYE Halkii Uu Ka Shaqayn Lahaa Maamul Daadejen, Ayuu Qabiil Daadejin Ka Shaqeeyey W/Q: Mujaahid Cali Cismaan Libaax (cali Xaraaro)
Markii talada dalka uu hayey xisbigii Udub waxa muuqatey inuu daciiftey Qabyaaladu Waxa laga markhaaati furey in magaca Qabiilka iyo hadal hayntiisuba yarayd Kuna dhaweyd in laga gudbo waxaanay Ahayd sidii loo baahnaa ee xisbiyada...
Tuesday, October 25, 2016
-
buurmadow oo ku fashilmay shaqaaqadii ka dhacday degmada Ceel fweyn
Sidaa aad ogtihiin waxaa dhowaan laba beelood oo wada dega degaanka degmada ceelafweyn ay diriri ku dhexmartay tuulooyinkii xukuumadu burburisay ee Dogoble iyo bacaha. Boqor Buurmadow wuxuu u qabtay dalka isutaga Imaaraadka Carabt...
Monday, October 24, 2016
-
Godkaasi Waa godkii Kulmiye laga qaniinay 2003 = Axmed Muumin Seed=Cabdi Xassan Buuni Qalinkii Xuseen Badhaani
Taariikhdu way soo noqnoqotaa, waa halkii Macalinkaygii Prof. Maxamed S. Gees Ee dharaaro iyo xusuustood. Waxaan maskaydayda ku sawiran Sanadkii 2003 Xisbiga Kulmiye oo markaa ahaa Xisbiga ugu da'da yar 3 seddexda qarran Ee JSL, a...
Monday, October 24, 2016
-
Daawo Muuqalka”Diyaar Garawga Xulka Kubada Cagta Gobolka Saaxil Oo Ciyaaraha Koobka Gobolada Somaliland Udiyaar Garoobaya
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Diyaar Garawga Xulka Kubada Cagta Gobolka Saaxil Oo Ciyaaraha Koobka Gobolada Somaliland Udiyaar Garoobaya
https://youtu.be/VGt6clC76oU?t=34
Berberatoday...
Monday, October 24, 2016
-
DADKU CADAW KITAAB HAYSTA AYAY CULUMA MOODAAN=Qalinkii Cali Cismaan Xuseen Cali Guray
DADKU CADAW KITAAB HAYSTA AYAY CULUMA MOODAAN=+!+============= kooxda yar ee is cugatay ee berbera goosatay halkay kulmiye gayn ilayn magaaladii dadkii wuu iskaga tegay oo waa koox ka kooban sadex reer oo ilaa wasiiro ilaa isu duw...
Monday, October 24, 2016
-
Ma Ogtahay “Cabdiraxmaan Cirro Waxa Uu Wataa Laba Magac Oo Faallso Ah ,Sida Dr Iyo Ambassador , Sidaas Waxaa Aaminsan “Qore: Tahir hussein, london,uk AKHRISO
Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada ,guud ahaan iyo gaar ahaanba,waan idin salaamey. Maanta waxaa magaalada hargeysa ka qabsoomey shirkii golaha dhexe ee xisbiga waddani, shirkaasi oo inta badan loo same...
Monday, October 24, 2016
-
Arrinka Ucid”Ansixinta Heshiiska Labada Garab, Waa Fulinta Xukunka Maxkmada Sarre”.Maxamed Gaceyte Sarkaal Ucid Ka Tirsan
Maxkamada Sarre waxay faylkii dacwada Ucid dib ugu celisay Guddida Diiwaangalinta Ururada & Axsaabta Qaranka oo ah Hay'adda fulinaysa Xukunka Maxkamada Sarre. Guddida qaban qaabada ee 10 ka xubnood ah iyo Guddida dii...
Monday, October 24, 2016
-
Daawo, Axmed Muumin seed muxuu usoo qabtey Xisbiga Wadani ? Daawo, Flim soo bandhigey
Daawo, Axmed Muumin seed muxuu usoo qabtey Xisbiga Wadani ? Daawo, Flim soo bandhigey
https://youtu.be/aEwecJE-JMA...
Monday, October 24, 2016
-
Cudurrada Cusub Ee Laga Qaado Taleefoonnada Casriga Ah Iyo Internet-ka
Taleefoonnada casriga ah iyo internet-ku waxay noqdeen qeyb ka mid ah nolosha casriga ah waxaana la arkay inay keenaan cudurro nafsaani ah, Qaar ka mid ah cudurradaan waa kuwo cusub oo dhawaan dunida kusoo kordhay.
Cudurka “N...
Monday, October 24, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|