|
Articles
-
Maxaad Ka Taqaan Hadyadaha qaaliga ah ee ganacsade Maxamed aw Siciid madaxtooyada geeyo by Abdi Mustafe
Hadyadaha qaaliga ah ee ganacsade Maxamed aw Siciid madaxtooyada geeyo by Abdi Mustafe
Maxamed aw siciid yaa had iyo jeer wuxuu u geeyaa qoyska madaxweynaha iyo qoyska madaxweyne ku xigeenka Somaliland hadyado qiima hoodu k...
Thursday, October 27, 2016
-
Daawo, Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom oo Qalad weyn ka gashay gobolka saaxil
Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom ayaa shalay waxay casuuntey ciyaartoyadii iyo masuuliyiinta isportiga gobolada dalka oodhan
hadaba shirkada telesom waxay goobtaa ku bixisey oo kale direyska dhameytiran oo kooxuhu ku ciyaari d...
Thursday, October 27, 2016
-
Daawo, Safiirka somaliland ee Uk oo ka waramey Dalab ay ka dalbadeen dawlada ingriiska in somaliland la ictiraafo
Daawo, Safiirka somaliland ee Uk oo ka waramey Dalab ay ka dalbadeen dawlada ingriiska in somaliland la ictiraafo
https://youtu.be/Uytq6Nwkpq8...
Thursday, October 27, 2016
-
DEG DEG :- TALIYIHII HORE EE CIIDANKA MADAXTOOYADA GAASHAANLE SARE FAYSAL KAAMIL CIISE OO GEERIYOODAY.
Hargaysa (Berberatoday.com)_ Alle ha u naxariistee waxa goor dhaweyd cusbitaalka magaaladda Hargeysa ku geeriyooday taliyihii hore ee ciidanka Madaxtooyada Gaashaanle sare Faysal Kaamil Ciise oo xaalad caafimaad ugu jiray cusbitaa...
Wednesday, October 26, 2016
-
Sinjibiisha: ´Wax ka ogow Faa’iidada sinjibiisha iyo cudurada ay ka dawada tahay (WAA DAWO WAXTAR BADAN)
Sinjibiishu waxa ya ka mid tahay dhirta dhaqan ahaan iyo cilmi ahaanba la isla qirsan yahay in dawo ahaan loo isticmaali karo, taariikh ahaanna muddo dheer ayaa uu aadamuhu geedka Sinjibiisha u isticmaalayey dawo ay kula tacaalaan...
Wednesday, October 26, 2016
-
Cunista Xabad Muus Ah Maalin Kasta Waxay Kaa Badbaadin Kartaa Xanuunada Indhaha
Cilmi-baadhis dhawaan la sameeyay ayaa ku nuuxnuuxsatay muhiimadda ay leedahay cunidda midhaha muus ah maalintii si aad uga hortagto cudurada indhaha gaar ahaan indho la’aan.
Cilmi-baadhayaalkan ayaa waxa ay oga...
Wednesday, October 26, 2016
-
Yaa Dilay Usama Bin Ladan? (Xogta Dahsoon)
2 bishii may sanadkii 2012 waxaa la dilay hogaamiyihii shabakada alqaacida Usaama bin ladan waxana dilkiisa sheegtay cutub ka tirsan ciidmaada bada ee dalka Maraykanka oo qaaday hawlgal qarsoodi ah sheegashadaasina waa ta ay x...
Wednesday, October 26, 2016
-
Caddaani-baa Dhaami ayaa Lagu Han weynaaye Cukusihii La Hiifayaa Kaga Haboonaa!!!!!! FAALLO
Waa Wasaarad Shaqo adag u haysa Qaranka,Waa Wasaaradda Jaangoysa Hannaanka War iyo Wacyigelin ee Qaranku u Baahan Yahay,Waa Wasaarad ay ka Shaqeeyaan Ku dhawaad 700 oo Hawl Wadeen,Waa Wasaarad noqotay inay ka dhex abuurmaan Dabaqa...
Wednesday, October 26, 2016
-
Faysal iyo Muusow Haku Seexanina Inaad Musharraxnimada Jamaal Cali Xuseen Hadh Galay Dhacdaan
Faysal iyo Muusow Haku Seexanina Inaad Musharraxnimada Jamaal Cali Xuseen Hadh Galay Dhacdaan, oo Umadda Cod kaga Doontaan, Iga Wallaan Nafo Waxaan Ahayni u Baxay, oo Doorasho Dhacda Iyo Cod aad Saaxil ka Hesho Daayee, Meel aa...
Wednesday, October 26, 2016
-
Maxkamada Sare Ee Jamuuriyada Soomaliland Oo Uyeedhay Faysal Cali Waraabe
ilo lagu kaloonyahay ayaa waxay tixaabaxayaan in Maxkamadda Sare ee Jamuuriyada Soomaliland oo ay u dhan yihiin Garsoorayaasha iyo gudoomiyaha Maxkamada Sare ay warqad u qoreen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid in uu soo cadeeyo hadalo sax...
Wednesday, October 26, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|