|
Articles
-
Shacabka Reer Somaliland Waa In Ay Garta Xisbiga Ucid Wax Ka Maqaan, Maadaama Ay Iyagu Codkooda Ku Soo Saareen Xibiga Ucid ! Qalinkii: Cabdiraxmaan Fidhinle (Uk)
1. Sharci jabin Joogto ah : Faysal Ali Waraabe xeerarkii xisbiga iyo heshiisyadii la gelayba wuu wada jebiyey, Wuxuu si xeerarka xisbiga ka baxsan oo iskii ah ugu dhawaaqay in uu eryay xoghayihii Golaha Dhexe ee xisbiga ...
Thursday, November 3, 2016
-
Gabay Barroor-diiq U Ah Marxuum Prof Axmed Cabdi Dacar Oo La Magac Baxay Maantana Warkii Dacar
Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile ayaa hal-abuuray gabay barroor-diiq ah oo la magac baxay Maantana Warkii Dacar oo uu ka tiriyey geeridii naxdinta laheyd eek u timid Prof. Axmed Cabdi Dacar, illaahay naxariistii janno hawgu dee...
Thursday, November 3, 2016
-
DUCO-QABE Kumuu ahaa Maxamed X. Ibraahim Cigaal? Q.2aad
Millicsi Kooban: Cigaal
Kumuu ahaa Maxamed X. Ibraahim Cigaal?
Ardaydii dugsigii Sheekh oo uu ku jiro Maxamed Ibraahim Cigaal.
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa uu ku dhashay sannadkii 1929kii degmada Oodweyne ee gobolka...
Thursday, November 3, 2016
-
“Magacaygu Waa Al-raashimi, Waxaan Ahay Guddoomiyaha Dadka Xisbiyada Gala, Ee Ka Baxa, Ee Mid Gale Gala..”Abwaan Gurey
Majaajillo Laga Sameeyay Hadafka Dadka Marba Xisbi Cusub Gala
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Gurey oo ka mid ah Kooxda Matala Riwaayadda laga siidaayo Radio Hargeysa, ayaa Majaajillo ahaan ku soo bandhigay Dadka lo...
Wednesday, November 2, 2016
-
WASIIR SAMSAM WAA HORMOODKA WASIIRADA IYO HORUMARKA DALKA, W/Q: XAMSE JIRDE AXMED
Wasiir Samsam Abdi Aadan waxa ay ka mid tahay Shaqsiga Kaliya Ee uu qaranka jamhuriyada Somaliland leeyahay, waa wasiir qayb laxaad le ka qaadatay horumarka qarankani gaadhay, waa wasiir muujisay dadaal badan, waa wasiir fifircoon...
Wednesday, November 2, 2016
-
“Amma Jeclow Amma Ha Jeclaan Hadii Jamaal Madaxwayne Noqon Waayo In Muuse Biixi Indhahaaga Oo Shan Ah Uu Madaxwayne Noqon Doono Ku Bishaarayso” Cali-Guray
Qoraal kooban uu ku baahiyay bartiisa xidhiidhka Bulshadda ee FACEBOOKA,ayaa waxa uu si cad ugu sheegay in hadii uu Jamaal Cali Xuseen Madaxweyne noqon waayo,cidda kaliya ee madaxweyne noqonaysaa ay tahay Muuse biixi Cabdi,taa...
Tuesday, November 1, 2016
-
Dawlad Caalami Ah Oo Baadhitaano Xoogan Ku Bilowdey Wasiir Maxamuud Xaashi .
London(Berberatoday.com)-Ka dib booqasho aan helin ixtiraam iyo meeqaamkii sare ee loo baahnaa, Waftigii Somaliland ee safarka ku tagay Landon waxa ay kala soo kulmeen niyad jab.
Waxa ay ahayd qorshuhu inay labo cisho kahor...
Tuesday, November 1, 2016
-
Wasaaradda ugu Balaadhan Somaliland Waa Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare oo Miisaaniyadeedu tahay $ 14.5 Million oo keliya. Qalinkii A/rahman fidhinle UK
Qiimaha ugu weyn ee dalkeenu leeyahay waa ubadkeena sidaa daraadeed waa in aynu maalgashi mug leh gashanaa caruurteena si aynu u xaqiijino horumarka iyo himilada fog ee aynu higsanayno mustaqbalka dhaw iyo ka fog. Wasaaradda Wax...
Monday, October 31, 2016
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Faransiiska Maxamed Axmed Muuse Oo Soo Dhaweeyay Xoghayaha Guud Ee Cusub Ee Xisbiga Ucid
Paris(Berberatoday.com)-Aniga oo ah Gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka France Maxamed Axmed Muuse waxaan soo dhowaynayaa xoghaya xisbiga ucid ee uu dhowaan magacaabay murashaxa xisbiga ucid mudane Jamaal ali xussen: mudane aadan su...
Sunday, October 30, 2016
-
Qisada Heesta caanka ah ee ‘Gacantu Raaxo Daranaa’!!QALINKA: CUMAR CALI XASAN (SEERBIYA)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sannadkii 1975-kii Abwaanka caanka ah ee Xasan Xaaji Cabdilaahi oo loo garan ogyahay Xasan Ganay waxa uu allifay riwaayad uu u bixiyey ‘BIDAARI SIBIQBAY KUGU GASHAA’. Riwaayaddaasi hobolladii ku jira...
Thursday, October 27, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|