|
Articles
-
Ninkii i guursaday, wax walba oo noloshiisa ah, waa uu iga qariyey !WQ/Khadar Aar .
Waxa aan ahay gabadh dhalinyaro ah ,isla markaas uu qaan gaadhay,in kastoo sida aan jeclaa aanan lasoo korin aabahay iyo hoyaday ,hadana waxa aan kusoo koray nolol aan aan dhibaato lahayn,waxaana isoo korisay eedaday macaan ,madam...
Monday, November 7, 2016
-
Maxkammadda Sare Oo Amarkeedu Fuli Waayo Iyo Burburka Ucid Waa Caddaaladdii Iyo Dimuqraadiyaddii Oo Mar La Wada Xabaalay. Bye Rasheed Ali Meigag Samater
Waxa aan marnaba ummaddeena ka qarsoonayn gudo iyo dibedba in garddarro garab og lagula kacay murrashaxa Jiilka Dhallinyarada Waxbaratay ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen, iyadoo gardarradaasi loo adeegsaday n...
Monday, November 7, 2016
-
Daawo, Dhamaadka olalaha doorashooyinka mareykanka iyo dhacdooyinkii ugu qosolka badnaa ee laga sameeyay
Daawo Dhamaadka Ololaha Doorashooyinka Maraykan iyo Dhacdooyinka ugu Qosolka Badnaa ee laga sameeyey .
...
Sunday, November 6, 2016
-
KAABISTA DASTUURKA J.S.L ( URUR BAKHTI SUGE AH)W/Q Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfoo
KAABISTA DASTUURKA J.S.L ( URUR BAKHTI SUGE AH) ASC Dastuurka jamhuuriyada somaliland ayaa wuxuu qorayaa ama sharciyaynayaa in doorashada madaxtooyada ay ka qayn geli karaan 3 saddex xisbi qaran wixii aan intaa ahayn doorasho lagu...
Sunday, November 6, 2016
-
Ha Balweeyo ee daa : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Ha Balweeyo ee daa : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Haddaan kuu daacad waramo wali ma arkin muuqaal noocan ah adigana uma malaynayo inaad aragtay waa haddii aad jeceshay inaan is aamino, mana filaayo inay wali hal meel ku wada ku...
Sunday, November 6, 2016
-
BEDEL: Cilmi baaris qabyo ah oo ku saabsan ganacsiga loo yaqaan BADAL/BEDEL.
Sida lawada ogsoon yahay waayadan dambe waxaa dhulka soomaalidu degto lasoo dersay arin layaab leh taasoo dhalisay jahwareer iyo wax iswaydiin badan.
Waxaa dalka deriska aynu nahay ee Ethiopia inakaga soo furmay wax ganacsi lam...
Saturday, November 5, 2016
-
ma ogtahay Cuudkaagu Haduu. Adiga Cimidh yahay. Tiriyo Cadad ma leh, Sabool Caydh ihi
waa maxamed..ma ogtahay Cuudkaagu Haduu. Adiga Cimidh yahay.
Tiriyo Cadad ma leh, Sabool Caydh ihi
maxamed waxaanu ku kulannay suuq weynaha magaalada hargeysa, agagaarka meherada cadaani. kadib markii aan isha ku dhuftay m...
Saturday, November 5, 2016
-
Magaceedu Waa Aamina Cismaan !!
(Xallinta Duruufta Haysata Qoyskaa ILAAHAY Mala Kaashanaa) ?
Cuudkaagu hadduu Adiga Cimidh yahay, tiro iyo cadad ma leh saboolka Caydha Ahi.
Magaaladu waa Hargeysa oo war iskuma hayso. Aniga oo maraya Waddo raf ah 10/7/2016 qiya...
Saturday, November 5, 2016
-
Ayaa Ka Mas,uul ah Khatarta Ka Iman Doonto Xadhkaha Diiran Ee Laydhka Shirkada TELESOM Ku Daadidays Suuqyada Iyo Xaafadaha Gabiley,
Ayaa Ka Mas,uul ah Khatarta Ka Iman Doonto Xadhkaha Diiran Ee Laydhka Shirkada TELESOM Ku Daadidays Suuqyada Iyo Xaafadaha Gabiley,
Shirkada Isgaasiinta Ee Telesom Laanteeda Magaalada Gabiley Gaar Ahaa Qaybta Laydhka U Shida Ma...
Friday, November 4, 2016
-
Baashe Cali Jaamac Waa Halyey Qaran: Wuxuu mideeyey Somaliland wuxuuna Dadka Ka Qabtay Agaasimihii Guud kaas oo loo eryey laba Wasiir ee hore harti ah.
Mudane Baashe Cali Jamac waxa hubaal inuu taariikhda baal dahab ah ka galay kasbadayna quluubta beelaha dhulbahante iyo guud ahaanba Somaliland. Waa siyaasi ruug cadaa ah oo ay sarayso fekerkiisu. Waxa uu qayb ka ahaa aas aaskii S...
Friday, November 4, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|