|
Articles
-
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi (Usaama,Wasiir aan la Mahadin) Qalinkii :Samiir Baryahan
Usaama,Wasiir aan la Mahadin!!!!! Qalinkii :Samiir Baryahan danbe waxaa jira Walaac iyo Cabsi xoogan taasi oo meesha ka saaraysa axdi beeleedkii 1991kii ee Somaliland u bedelatay axdi qarameedka. Sanadihii u damb...
Thursday, August 4, 2016
-
Daawo Muuqalka”Dagaalkii Wasiir Shuceyb Ka Dhex Shidey Reer Gabiley Iyo Madaxtooyada Oo Istaadhmay+Odayaal Iyo Waxgarad Ka Hadlay Saamiga Gabiley
WAXA IIGA SOO BAXAY S/LAND: Runtii waxa jira 4 kooxood oo ku wada nool S/land, laakiin aan kooxna kooxda kale warba u haynin ama aan wax xiidh ahba la lahayn.
(1) Koox xukuumadda ku jirta oo maalintii 7 goor qadeeya, tan iy...
Wednesday, August 3, 2016
-
Gardarooy Godkaagii Malaguugu soo galay, Faysaloow Xafiiskii Malagugu soo galay… Faysaloow Shanta ama shabbaash?. W/Q Hodan Maxamuud Cabdi.
Intaa Faysal Ucid saaranyee Dhiriq ku saydhaayo, reer Ucidoow waa Su"aal idiin taalle sidaad ka yeeshan. Sida ku cad Qaraarkii Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda somaliland kasoo saartay khilaafka labada garab so...
Wednesday, August 3, 2016
-
Munaasibad aroos oo ka dhacday Magaalada Hargaysa, looguna barigaayay Xamse Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Marwadiisa Caasha Ismaciil Nuur Ducaale, ayaa ahayd mid kulmisay Wajiyaal muddo dheer aan indho iska qaadin.
Munaasibad aroos oo ka dhacday Magaalada Hargaysa, looguna barigaayay Xamse Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Marwadiisa Caasha Ismaciil Nuur Ducaale, ayaa ahayd mid kulmisay Wajiyaal muddo dheer aan indho iska qaadin.
&n...
Wednesday, August 3, 2016
-
Dekeda Berbera Baashe Cawil Morgan ma wareejin karo
Deked wareejinteeda la diiday ninkii waalan baa u duda.
Horta madaxweynihii Silaanyo halkaa iska dhig oo waxan socda isagu faraha kulama jiro sababtu waxay doonto ha ahaatee, hase yeeshee sadexda qof ee looga taag la’ya...
Wednesday, August 3, 2016
-
Daawo:Maxamuud Xaashow waynu eegi doonaa Beesha ka baxda liiska Beelaha shirkooda qabsan kari waaya,khatar adiga kaa weyn ooDalkani leeyahayna ma jirto!
Daawo:Maxamuud Xaashow waynu eegi doonaa Beesha ka baxda liiska Beelaha shirkooda qabsan kari waaya,khatar adiga kaa weyn ooDalkani leeyahayna ma jirto!
...
Wednesday, August 3, 2016
-
Daawo :“ Waxaan Halkan Ka Ballan Qaadayaa In Aan Guri Ka Dhiso Degmada Balli-Mataan ..” Khadra Daahir Cige.
Daawo :“ Waxaan Halkan Ka Ballan Qaadayaa In Aan Guri Ka Dhiso Degmada Balli-Mataan ..” Khadra Daahir Cige.
...
Monday, August 1, 2016
-
XUBNO WASIIRO AH OO DOONAYA INAY SHAQAALE WAYNAHA DAKADA BERBERA KU QANCIYAAN MAALGASHIGA IYO SHAQAALE WAYNAHA OO KA GAWS ADAYGAY QALINKII HAJI ABDI JAMA ADAN
XUBNO WASIIRO AH OO DOONAYA INAY SHAQAALE WAYNAHA DAKADA BERBERA KU QANCIYAAN MAALGASHIGA IYO SHAQAALE WAYNAHA OO KA GAWS ADAYGAY CIYIGII WAA KA BARYEY NINKII CUNAYBAA KA LIITA XUKUUMADA SOOMALILAND OO WACYIGALIN WAKHTIGEEDI KÁ H...
Monday, August 1, 2016
-
Aniga oo ka mid ah waxgarada bulshada gobalka Saaxil waxaan halkan u muujinaya taageero Suldan Cali Saleeban Mohamed
XIISADAHA SOO NOQONAYA EE GOBALKA SAXIIL
UGUUS CISMAAN ISMACIIL
Aniga oo ka mid ah waxgarada bulshada gobalka Saaxil waxaan halkan u muujinaya taageero Suldan Cali Saleeban Mohamed oo lagula kacay xadhig xaq daro a...
Monday, August 1, 2016
-
Xukumadda ayaa diidan horumarinta iyo mashruuca dekada Berbera hana sheegaan saamiga Morgan iyo qoyskiisu ku leeyihiin Warbixin
Berbera,(Berberatoday.com)- Waxa tan iyo mudooyinkii danbe inagu soo badnaayay dadweyne kala gadisan oo ka qaylinaaya mashruuca lagu wareejinaayo dekada Berbera, ha u badnaadaan reer Saaxil ama Berbera.
Hadaba waxa la is weydii...
Monday, August 1, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|