“Waxan Ahay Musharax U Taagan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid”Marwo Saamiya Muuse
Waxan halkan Maanta oo ay Taariikhdu tahay 07-07-2016 ka cadaynayaa inaan maanta laga bilaabo utaaganahay Buuxinta Jagada Gudoomiyaha XIsbiga Ucid ee Gudiga bad baadada Xisbiga Ucid ku dhawaaqeen in ay Gudoomiyhii hayey Xil ka xay...