|
Articles
-
“Xadhigu Waxaa Uu Kamid Yahay Astaamaha Xun Ee Xad Gudubka Ku Ah Xoriyatul Qowlka”Abwaan Qoraa Siciid Maxamud Gahayr Oo Garowe Ku Sugan”Daawo Muuqaal
"Xadhigu Waxaa Uu Kamid Yahay Astaamaha Xun Ee Xad Gudubka Ku Ah Xoriyatul Qowlka"Abwaan Qoraa Siciid Maxamud Gahayr Oo Garowe Ku Sugan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/d8CoStv6rz4
Berbe...
Sunday, April 17, 2022
-
Hirdanka Quwadaha Aduunka Ee Geeska Africa Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Gobolkani Ka Dhaliyo Dagaalo Culus! Qalinkii Maxamed Dhimbiil
Mar kale Oo Geeska Africa Dagaalo Iyo Burbur Culusi Kusoo Fool Leeyahay..!!Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil.
Waxaa Isa soo taraya loolanka quwadaha aduunka ku dhex Maraya gobolka Geeska Africa oo marba marka ka dambaysa ay soo muuqa...
Saturday, April 16, 2022
-
Maxaad Ka Ogtahay Xafiiskii Ugu Horeeyay Ee Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ku Shaqeeyo”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxaad Ka Ogtahay Xafiiskii Ugu Horeeyay Ee Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ku Shaqeeyo"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/vrzTXuM8nxg
...
Friday, April 15, 2022
-
Haweenaydii Uhoreysay Ee Somaliyad Ee Uk Deegaan Ku Noqotay Oo Geeriyootay Iyadoo Cimrigeedu Yahay 80 Sano
London(Berberatoday.com)-Ilaahay ha unaxariisto Marxuumad Sahra Jaamac Diiriye oo ahayd gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed ee UK dagta sanadkii 1950. Waxay kasoo jeeda magaalada Hargeysa dhalasho ahaan waxaanay geeriyootay iyad...
Friday, April 15, 2022
-
Berbera city. ( Albaabkii Horu-marka). Waxa Qoray Cumar Qiyaas
Berbera city. ( Albaabkii Horu-marka).
Gabayaagii weynaa ee Imrul-Qays, (494-544).
ee reer Yeman, waxa lagu casuumey Berbera, wuxuu na u tiriyey Gabey, uu ku amaanaayo ( fir wanaag fardaha Berbera leeyihiin).
Waa kan Imru...
Friday, April 15, 2022
-
Cuncunka Maxaa Sababi Kara”Cilmi Baadhis Caafimaad
Cuncunka Maxaa sababi Kara
Cun cun ku waa hab difaac oo jidhkeennu uga hor tago ama inoo ogaysiiyo in dhibaato cusub ku timid gudaha ama oogada jidhka.
Waxa uu sheegaa in Maqaarka uu asiibay arimahan Soo socda mid ...
Friday, April 15, 2022
-
Maxkamad ku taala Magaalada London Oo Xabsi Daa’in Ku Xukuntay Nin Asalkiisu Yahay Soomaali Oo Dilay Xildhibaan Ingiriis Ah.
London(Berberatoday.com)-Maxkamad kutaala Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Cali Xarbi Cali oo asalkiisu yahay Soomaali, kaas oo lagu helay inuu dilay xildhibaan katirsanaa barlamaanka Ingiriiska oo lagu magacaabo Sir Dav...
Wednesday, April 13, 2022
-
Mawduuc Radiyow Hargeysa, 24/7. Waxa Qoray Cumar Qiyaas
Mawduuc Radiyow Hargeysa, 24/7.
Xalay, Ruuxdayadu waxay wada joogtey,
Abdirizaq Alpha, khadar lane , Foodcade
iyo Aniga.
Raadiyowgii daaqada fadhiga hoose yaaley.
ayaan daarey, yaa-salaam, waa ba,+++++++
Musigii, (...
Tuesday, April 12, 2022
-
Mulkiilaha Doontii Caawa Ku Gubatay Biyaha Bada Yemen Cali Ducaale Maxamed Oo Codsaday In Laga Caawimo Khasaaraha Soo Gaadhay Hantidiisii
Berbera(Berberatoday.com)-Mulkiilaha Doontii caawa Cadan ku gubatay kuna dagtay Cali Ducaale Maxamed oo khadka tilifoonka aan kula soo xidhiidhay Shabakada Berberatoday,com isagoo jooga Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya ayaa...
Monday, April 11, 2022
-
Doon Urarneyd Ganacsato Somaliland Ah Oo Ku Gubatay Kuna Dagtay Biyaha Bada Cadan
Cadan(Berberatoday.com)-Doon Uraran Ganacsatada Somaliland Oo Caawa Dab Ku Qabsaday Dekeda Cadan Ee Tawaahi Hanti Badan Ayaa Doonta Ku Gubatay Sida Ay Sheegayaan Wararka Aanu Ka Helnay Doontuna Way Dagtay.
Doonta Dabku Qabs...
Monday, April 11, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|