-
Liverpool Oo Loo Cummaaday Horyaalka England Iyo Man.City Oo Iska Xaadirisay Koobka Finalka Carabao Cup
UK(Berberatoday.com)-Liverpool ayaa 19 dhibcood oo nadiif ah ku qabatay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii ay 2-0 ku dubteen kooxda West Ham oo marti loo ahaa, waxayna kaabiga ku hayaan in loo caleemo saaro koobka hor...
Thursday, January 30, 2020
-
Arsenal Oo Ugudubtay Wareegga Shanaad Ee Koobka FA Cup-ka Kaddib Markii Ay Ka Adkaatay Bournemouth
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa u gudubtay wareegga shanaad ee koobka FA Cup-ka kaddib markii ay 1-2 kaga soo adkaatay kooxda Bournemouth garoonka Vitality Stadium, kulanka wareegga farad ee tartankan.
Qeybt...
Tuesday, January 28, 2020
-
Halyeeygii Kubbadda Kolayga NBA Ee Mareykanka Xidig Ka Ahaa Oo Shil Diyaaradeed Ku Geeriyooday
USA(Berberatoday.com)-Halyeeyga kubada kolayga ee NBA Kobe Bryant ayaa ku geeriyooday burbur soo gaadhay diyaarad nooca qumaatiga u kaca (Helicopter) oo uu saarnaa.
Kobe Bryant ayaa dunida ka tagay isagoo 41 sanno jir ah. Sida...
Monday, January 27, 2020
-
Toobabare Zanadine Zidane Oo Ka Hadlay Fursadda Uga Banaan Guul-darradda Barcelona
Madrid(Berberatoday.com)-Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay habeen dambe booqan doonaan naadiga Real Valladolid.
Real Madrid ayaa isku di...
Sunday, January 26, 2020
-
Liverpool Oo Xasuuq Jid-gooyo Ah Ku Samaysay Dhigeedda Tottenham
Liverpool(Berberatoday.com)-Liverpool ayaa rikoodh aan hore looga dhigin Yurub loo diiwaangeliyay ka dib markii ay 1-0 ku garaaceen kooxda Tottenham oo marti loo ahaa, iyagoo 16 dhibcood oo nadiif ah ku qabtay hogaanka horyaalka P...
Sunday, January 12, 2020
-
Atletico Madrid Oo Ubaxday Finalka Spanish Super Cup Kaddib Markii Guul Cajiib Ah Ka Gaadhay Barcelona
Spain(Berberatoday.com)-Atletico Madrid ayaa guul cajiib ah kaga gaartay kooxda Barcelona kulanka wareega afar dhamaadka ee koobka Spanish Super Cup, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-3, waxay kulanka finalka balan kaga sameysteen ...
Friday, January 10, 2020
-
Pierre-Emerick Aubameyang Oo Balan Qaad Adag Usameeyay Taageerayaasha Kooxda Arsenal
London(Berberatoday.com)-Kabtanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sheegay inuu wali daacad u yahay Gunners, isla markaana uu doonayo inuu ka caawiyo ku guuleysiga koobab iyo inay markale dib ugu soo ...
Tuesday, January 7, 2020
-
Mikel Arteta Oo Carabka Ku Adkeeyay Muhiimada Uu Uleeyahay Koobka FA Cup Kooxdiisa Arsenal
London(Berberatoday.com)-Tababaraha da’ada yar kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa wuxuu carabka ku adkeeyay muhiimada uu u leeyahay koobka FA Cup-ka naadiga Gunners, kahor kulanka ay caawa la ciyaari doonaan Leeds...
Monday, January 6, 2020
-
Gool Haye Alison Becker Iyo Roberto Firmino Oo Ku Guulaystay Xiddigaha Ugu Fiican Dalka Brazil
Rio Dejinero(Berberatoday.com)-Goolhayaha kooxda Liverpool ee Alisson Becker ayaa ku guuleystay abaal-marinta Samba d’Or Award ee ciyaartoyga ugu fiican laacibiinta u dhashay waddanka Brazil, waxaana kaalinta labaad galay Robert...
Friday, January 3, 2020
-
Mikel Arteta Iyo Kooxdiisa Arsenal Oo Guul Mihiima Ka Gaadhay Manchester Unated
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Man United garoonka Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, kulan ka tirsanaa kulamada 21-aad ee horyaalka Premier League dalka England.
...
Thursday, January 2, 2020
« Previous Page — Next Page »