-
Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Ka Waramay Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay Magaalada Wajaale Iyo Sida Ay Xukuumadu Uhagratay!
Wajaale(Berberatoday.com)-Qoraal Cali Dool Axmed(Cali Qoryaalay) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka xog waramay socdaal uu ku tagay magaalo xuduudeedka tog wajaale iyo ay u hagradeen xukuumadaha somaliland ee xilalk...
Wednesday, September 29, 2021
-
Masuul Uhadlay Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Sugida Abniga Gobolka Sool, Wasiir Kaahina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Mucaaridka ee wadani maxamed faarax ayaa xukuumada Madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanay marnaba iska xil saarin Amaanka gobolka sool iyo waxka qabashada dadka lagu la...
Wednesday, September 29, 2021
-
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Saajin Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Su,aal Laga Waydiiyay Sicir Bararka Miciishada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada ganacsiga oo hortagay golaha wakiilada ayaa su,aal laha waydiiyay masuuliyada uu umada uhayo iyo kor ukaca miciishada wuxuu kaga jawaabay si cadho leh isagoo wariyihii su,aasha waydiid...
Wednesday, September 29, 2021
-
Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Qaada Ee Tawfiiq Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Kulan Dardargalinta Shaqada Ah Wada Qaatay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Qaada Ee Tawfiiq Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Kulan Dardargalinta Shaqada Ah Wada Qaatay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XBgogY389zk
...
Tuesday, September 28, 2021
-
Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Xudun Oo Lagu Weerar Ay Dablay Hubaysani Ku Qaaday Xarunta Booliska Ee Degmadaas”Daawo Muuqaal
Sool(Berberatoday.com)-Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Xudun Oo Lagu Weerar Ay Dablay Hubaysani Ku Qaaday Xarunta Booliska Ee Degmadaas"Daawo Muuqaal
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Tuesday, September 28, 2021
-
Dawlada Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Gacanka Cadmeed Iyo Marinka Bada Cas. C
Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada shiinaha ayaa marakiib kuwa dagaal ah usoo diray gacanka cadmeed iyo marinka bada cas oo ay kulaalayaan wado ay kamid tahay Somaliland
Dhaq dhaqaaqa uu dalka shiinuhu ka bilaabay marinka bada c...
Tuesday, September 28, 2021
-
Siyaasi Cabdoo Ahmed Aayar Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Xisbiga Kulmiye Iska Wareejiyo Inta Aanu Saxaada Siyaasada Ka Bixin”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdoo Ahmed Aayar Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Xisbiga Kulmiye Iska Wareejiyo Inta Aanu Saxaada Siyaasada Ka Bixin "Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xtuSECgW9DQ
...
Tuesday, September 28, 2021
-
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Dalka Tiawan Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Loo Qaatay Ardayda Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Tiawan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka Somaliland ufahiya dalka tiawan ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay xukuumada Somaliland uqaataday ardayda reer Somaliland ee deeqda waxbarasho ka heshay dalka tiawan oo hadal haynt badani ka ...
Tuesday, September 28, 2021
-
Dagaal Dhexmaray Ciidamada Itoobiya Iyo Kuwa Suudaan.
Khartoum(Berberatoday.com)-Militariga Sudan ayaa Shalay sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal. Ciidamada Ethiopia waxaa lagu qasbay inay dib uga gurtaan aagga Umm ...
Tuesday, September 28, 2021
-
Arsenal Oo Cashar Udhigtay Kooxda Tottenham Oo Marti Ugu Ahayd Garoonka Emirates…
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa Cashar u dhigtay kooxda Tottenham oo marti ugu ahayd garoonka Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League.
Qeybta hore ee ciyaart...
Monday, September 27, 2021
« Previous Page — Next Page »