-
Ka Ganacsiga Mucaawinooyinka Hay’aduhu Ugu Deeqaan Dadka Dhibaataysan Iyo Doorka Ay Ku Leedahay Wasaarada Caafimaadka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday)-war inaguma seegana dhibaatada iyo duruufaha nololeed ee haysta badi dadkeena meelkasta oo ay ku filiqsan yihiin, sidoo kale waxaa iyana aan caad inaga saarnayn xaalada adag ee ay habeen iyo maalin gaadhka...
Saturday, September 25, 2021
-
“Bishii Ugu Dambaysay 1000 Qof ayaa Laga Helay Cudurka Covid-19″Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Maxamed Cabdi Xrgeeye”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Bishii Ugu Dambaysay 1000 Qof ayaa Laga Helay Cudurka Covid-19"Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Maxamed Cabdi Xrgeeye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cC6nOrTneGY
 ...
Saturday, September 25, 2021
-
“Xeer No;14 Waa Dhaqan gal, Golaha Wakiilada Waxaa Waajib Dastuuriya Ku Ah, Inay Faafiyaan Xeerkan”Garyaqaan Timo,
Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” Oo Golaha Wakiilada Ugu Baaqay In Ay Faafin Ku Sameeyan Xeerka No14 Oo Sharciyan Dhaqangal Ah,Madaxwayne Biixina Usoo Jeediyay In Uu Soo Magacaabo Gudida Diwaan Galinta Ururada Siyaasad...
Saturday, September 25, 2021
-
Dawlada Sweden Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Dalka Itoobiya, Wadamada La Dariska Ah!
Sweden(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha dibada ee Dalka Sweden Ayaa war ay soo saartay muwaadiniinteeda uga digtay in ay Usafraan dalka itoobiya iyo gobolka tigrey ee colaaduhu ka Jiraan halkaasi oo ay sheegtay in amaankoodu ha...
Saturday, September 25, 2021
-
Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu Madaxweye Muuse Biixi Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiilada Xeerka Furista Ururada Siyaasada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan oo ka hawlgala maxkamadaha Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen kaga hadlay go,aankii Uu madaxwaynaha jsl dib ugu so celiyay xeerka furista ururada Oo mudo 55cisho ah horyaala xafiiska madaxwa...
Friday, September 24, 2021
-
KULMIYE Oo U Muuqda Inuu Hayo Dhabihii Xisbigii UDUB Ku Burburay + Siyaasiyiintii Iyo Taageerayaashii Ugu Badnaa Oo Ka Hulleelaya Wakhti Doorasho Foodda Inagu Soo Hayso!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin badan oo isugu jira Wasiirradii xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Siyaasiyiin ka tirsanaa xisbiga KULMIYE iyo kuwo siyaalo kala duwan uga baxay xisbul muxaafidka oo in muddo ahba dibad joog k...
Friday, September 24, 2021
-
Halkee Ayay Ku Dambeeyeen Guddiyadii Beelaha Habar Awal Ee Madaxweyne Biixi Sameeyay Si Ay Ugu Hawlgalaan Doorashadiisa Uu Mar Labaad U Tafo-Xaydan Yahay?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan isku dayay inuu boodhka ka jafo Waxgaradka iyo Ganacsatada kasoo jeeda Deegaamadiisa si uu mar kale horgale uga dhigto tarta...
Friday, September 24, 2021
-
Gaadiid Tiro Badan Oo Sida Culimo Magaalada Hargaysa Kaga Qaybgalaysa Kulan Diimeed Oo Kasoo Gudbay Magaalada Wajaale.
Wajaale(Berberatoday.com)-Inka badan 250 gaadhi oo sida culimo ka qaybgalay galaysa ijtimaaca culimada tabliiqiyiinta oo ka qaybsoomaya magaalada hargaysa ayaa maanta kasoo gudbay xadka udhexeeya somaliland iyo itoobiya ee wajaale...
Friday, September 24, 2021
-
Shiinaha Oo Ka Digay Cunaqabatayn La Saaro Dalka Itoobiya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada shiinaha ayaa ka digtay cunaqabatay la saaro dalka itoobiya dagaalka ay kula jirto jabhada TPLF Awgeed
Sidoo kale dawlada shiinaha ayaa dawladaha reer galbeedka uga digtay in ay qaadaan tal...
Friday, September 24, 2021
-
“Degdeg Ha Isku Casilo Mareeyaha Wakaalada Biyuhu”Xoghayaha Biyaha Ee Xisbiga Waddani”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Degdeg Ha Isku Casilo Mareeyaha Wakaalada Biyuhu"Xoghayaha Biyaha Ee Xisbiga Waddani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/nfymS8PPVnM
Berberatoday.com...
Thursday, September 23, 2021
« Previous Page — Next Page »