-
Caaqil iyo Xildhibaan Reer Jabuuti Ah Oo Uruurinaya Ergooyinka Dir Ee Somaliland u Matalayaa Doorashadda Muqdisho.
Caaqil Cismaan Cali Dule iyo xildhibaan hore Cilmi Nuur oo muddo todobaad ah ku sugan caasimadda Somliland ee Hargeysaa ayaa il wareedo lagu kalsoonayahay sheegayaan in ay wadaan mashruuci dib loogu soo celin lahaa madaxweynaha So...
Wednesday, August 11, 2021
-
Shir Beeleed Hargeysa Laga Qaban Qaabinayo Iyo Dhaqdhaqaaqiisa Oo Laga Dareemayo
Magaalada Hargeysa, ayaa laga dareemaya dhaq-dhaqaaqa shir ay qabsanayaan qaar ka mid ah Beelaha Dega Waqooyiga Hargeysa.
Shirweynahan, oo maalmihii u dambeeyey qaban-qaabadiisa laga waday Magaalada Hargeysa, ayaa la shee...
Wednesday, August 11, 2021
-
“Wasiir Khadiija Kama Hayno Gaadhigii Ay Ubalan Qaaday Xildhibaan Barkhad Batuun”Boqor Axmed Imaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Wasiir Khadiija Kama Hayno Gaadhigii Ay Ubalan Qaaday Xildhibaan Barkhad Batuun''Boqor Axmed Imaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/j3TowOH0Ts0
Berberatoday.c...
Wednesday, August 11, 2021
-
Xogta Dahsoon; Tigreyga Oo Horumar Kasii Samaynaya Dagaalka Ay Kula Jiraan Dawlada Itoobiya!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Jabhada TPLF Oo dagaal culus kula jira dawlada fadaraalka itoobiya ayaa la sheegay in ay guulo ka gaadhay dagaaladii ay maalmihii udanbeeyay kula jirtay dawlada iyo jabadaha taageera ee axmaarada isma...
Wednesday, August 11, 2021
-
Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Warantay Qiso Cajiib Ah Oo Kaga Dhacday Dalka Ingiriiska”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Warantay Qiso Cajiib Ah Oo Kaga Dhacday Dalka Ingiriiska"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AKoCdWN1sIc
Berberatoday.com...
Wednesday, August 11, 2021
-
“Hadaanu Nahay Xildhibaanada Si Isku Mid Ah Ayaanu Ugu Shaqayn Doona Ganacsadaha Taajirka ah Iyo Fiqiirka”Xildhibaan Cabdillahi Yuusuf Axmed Iyo Jawaabtii Cabdiraxmaan Saylici
Xildhibaan Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo kamid mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada somaliland oo munaasibad ka hadlayay ayaa sheegay in ay cadaalad ugu shaqayn doonaan taajirka iyo fiqiirka
Hadalka xildhibaan cabdilaahi ayaa wa...
Wednesday, August 11, 2021
-
Shir-gudoonka Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo kulan Layeeshay Madaxa UNSOM!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada ee cusub oo ku jira wiigiisii Ugu horeeyey ee shaqo ayaa waxaa uu shirgudoonka cusub kulamo is-daba jooga la yeeshay madax iyo mas’uuliiyiin farabadan oo ka socda hay’adaha maxaliga ...
Wednesday, August 11, 2021
-
Dawlada Hoose Ee Degmada Berbera Oo Wado Baneyn Iyo Qaabeyn Ka Bilawday Xaafada Qadiimka Ah Ee Wadajir”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose Ee Degmada Berbera Oo Wado Baneyn Iyo Qaabeyn Ka Bilawday Xaafada Qadiimka Ah Ee Wadajir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gUtn40XWAPI
Be...
Tuesday, August 10, 2021
-
Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Oo Mashruuc Macdan Baadhisa Ka Daahfurtay Deegaamada Buuralayda Ah Ee Koonfurta Gobolka Saaxil”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Oo Mashruuc Macdan Baadhisa Ka Daahfurtay Deegaamada Buuralayda Ah Ee Koonfurta Gobolka Saaxil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/o61DnhzkAyE
...
Tuesday, August 10, 2021
-
Gudida Fulinta Ee Xisbiga Ucid Oo Xoghayaha Guud Cod Gacan Taaga Ugu Doortay Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax Oo Golaha Wakiilada Katirsan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Fulinta Ee Xisbiga Ucid Oo Xoghayaha Guud Cod Gacan Taaga Ugu Doortay Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax Oo Golaha Wakiilada Katirsan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6febC11oIKg
...
Tuesday, August 10, 2021
« Previous Page — Next Page »