Wax Ka Ogow Albeerkada Hurdada Ee Ugu Halista Badan!
Goobaha hurdada ee ugu halista badan dunida waa kuwo ay dad badani jecel yihiin inay dalxiisaaan waxaana ka mid ah, Hoteel la aasaasay sanadkii 1989, oo ah hudheelkii ugu horreeyay ee adduunka laga sameeyay baraf.Huteelkani wa...
Tuesday, August 10, 2021
Basaaskii Bariga Dhexe Taariikhda Ka Sameeyay!
Bishii janaury 30, sanadkii 1982 , 12:30 duhurnimo waxa gurigiisa Jarmalka ku dhintay Cali Sulaymnaa Jamaal oo loo yaqaanay Rafaat Al-Hajan waxaana uu u dhintay xanuunka kansarka.
Toddoba sano ka dib dhimashadiisa sanadkii 19...
Tiro Dad Ah Oo Ku Dhintay Weerar Culus Oo Lagu Qaaday Gobolka Canfarta
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Tiro dad ah, ayaa ku dhintay weerar culus oo lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taalla gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya halkaas oo ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya fallaagada Tigray iyo ciidamada do...
Tuesday, August 10, 2021
Xukuumadda Somaliland Oo La Wareegtay Shixnad Tallaalka Covid-19 ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa gudoontay shixnadii 3aad ee tallaalka Covid-19 ah oo ka kooban 30’000 oo tallaal ah, taasi oo ay ku deeqay dowladda Faransiiska iyada oo soo dhex maraysa Sanduuqa ...