Gaadhi Udiyaar Ah In U Dilo 15 Qof , Iyo Shacab Ku Qasban Inay Raacan
Berbera(Berberatoday.com)-Waa Mini Bus Afar Taayerle Ah, Caadi Ahaan Waxaa loogu Talo galay 10 Setter Ama Toban Kursi laakin Waxaa la Saara 15 Qof , Dhanka Miisaanka Bagaaashka Waxaa loogu Talo galay 160 KGM oo u Dhiganta afar S...