-
Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qorshaha Uu Ku Kala Xuliyo Musharixiinta Golaayasha Wakiilada Iyo Deegaanka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadni cabdiqaadir jirde ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha xisbiga wadani uga yaala kala xulistay musharixiinta utartamaya golayaasha wakiilada iy deegaanka ee...
Sunday, February 7, 2021
-
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo ka Hadlay Gabadh Dil Iyo Kufsi Loogu Gaystay Magaalada Burco”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo ka Hadlay Gabadh Dil Iyo Kufsi Loogu Gaystay Magaalada Burco"Daawo Muuqal
https://youtu.be/prT-wjzbdh4
Berberatoday.com...
Sunday, February 7, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Rejada Shacabka Somaliland Ka Qabo In Doorashooyinka Isku Sidkani Wakhtigooda Ku Dhacaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan, ayaa ka hadlay Safar isaga iyo Wefti uu hoggaaminayey ku yimaaddeen Somaliland.
[caption id="attachment_...
Sunday, February 7, 2021
-
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xarunta C.I.D-da Hargeysa Ku Xidhay Wariye Cabdicasiis Bashiir Nuur Koronto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur oo magac dheer Koronto oo Kamida warbaahinta Somaliland Qaybta Onllinka ayaa Goor dhaweyd ciidamada Booliska Somaliland Hargeysa ku xidheen Waryaha Ayaa hada Ku xidhan X...
Saturday, February 6, 2021
-
“Dilalka Buuhoodle Ka Dhacaya Waxa Usabab U Ah Maamul Dawladeed Aan Meeshaas Ka Jirin”Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax Budeeye Oo Guurtida Somaliland Katirsan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Dilalka Buuhoodle Ka Dhacaya Waxa Usabab U Ah Maamul Dawladeed Aan Meeshaas Ka Jirin"Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax Budeeye Oo Guurtida Somaliland Katirsan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/xTJLCKeP...
Saturday, February 6, 2021
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Waraysi Xasaasi Oo La Layeeshay Maayarka Magaalada Gabiley.
Gabiley(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabnaya kaasi oo hordhiciisii aynu halkan idiinku soo gudbin doona
Maayar Maxamed Amiin ayaa wax laga waydi...
Saturday, February 6, 2021
-
Waraysi Xasaasiya Oo lalayeeshay Mustafe Qodax Iyo Xogwaranka Geedii Siyaasadeed Ee Hargaysa Ilaa Muqdisho.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Musatfe Qodax Oo Katirsaa xildhibaanada aqalka sare Ee somaliya oo uu dhawaan iscasilay kadibna cafis uu soo Waydiistay somaliland ku jooga magaalada hargasya ayaa Lalayeeshay waraysi dhinacyo ba...
Saturday, February 6, 2021
-
Haweenay Danyar Ah Oo Riyo Ku Raacan Jirtay Duleedka Magaalada Burco Oo Kufsi Iyo Dil Laysugu Daray Iyo Eheladeeda Ka Hadlay”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Haweenay Danyar Ah Oo Riyo Ku Raacan Jirtay Duleedka Magaalada Burco Oo Kufsi Iyo Dil Laysugu Daray Iyo Eheladeeda Ka Hadlay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Rk4KDG2pQD4
&nb...
Saturday, February 6, 2021
-
“Xisbiga kulmiye Wuxuu Qaatay Musharixiinta Sedexda Reer Ee Ugu Waawayn Jibriil Abokor, Taasina Waxay Kuu Cadaynaysaa In Aanu Dan Ka Lahayn, Reerihii Kale”Xildhibaan Mustafe Sayid”
Gabiley(Berberatoday.com)-Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor oo katirsan golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa ka hadlay khilaafka ka tagaan musharixiinta beeshiisa iyo sida xisbiga kulmiye uu uxushay musharixiinta golaha wakiilada e...
Saturday, February 6, 2021
-
Siyaasi Muxumed Aw Cabdi Oo Sheegay In Ay Deegaankiisu Ku Hungoobeen Doorashadii Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
“Madaxwayne Muuse Biixi ,Wixii Aanu ka filaynay Deegaan-kayagu kamuu Helin” Siyaasi Muxumed Aw Cabdi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Muxumed Aw Cabdi oo katirsan golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Xilal kala duwan ...
Friday, February 5, 2021
« Previous Page — Next Page »