Aad Sharaf Yeealatide Run Sheeg Noqo…. Xaaji Cabdi Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hadii Uu AHN Xaaji Cabdi Xuseen Ka Sii Digay Habdhaqanka Xafiiltanka Iyo Ku Xumeeda Xambaarsan Ee Siyaasiyiinta Muxaafid Iyo Mucaarad..Shacbigana Muxuu Ku Yidhi.?…..Qaybtii 2aad:
Xaaji Cabdi Xuseen ...
Tuesday, May 14, 2019
Dad Adeegsada Whatsapp Oo Weerar Culus Lagu Qaaday
USA(Berberatoday.com)-Budhcadda internetka ayay u suuragashay in iyaga oo meel kale jooga ay software basaasid loo adeegsado ku shubaan WhatsApp oo fariimo la isaga diro.
WhatsApp oo ay leedahay shirkadda Facebook ayaa sheegtay...
Imtixaankii Dugsiyada Sare Ee Soomaaliya Oo Fashilmay.
Moqdisho(Berberatoday.com)-Xalay ayuu wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdilaahi Goodax Barre kaga dhawaaqay telefishanka dawladda, in guud ahaanba la joojiyey imtixaankii dugsiyada sare ee dawladda.
Isagoo joojintaas ku sabab...