Hoos U Dhac Xoogan Oo Ku Yimid Faa’iidooyinka Emirates Airline Iyo Sababta
Dubai(Berberatoday.com)-Shirkadda diyaaradaha Emirates Airline ayaa shaacisay in hoos u dhac 69% uu ku yimid faa’iidooyinkeeda sababtuna ay tahay sare u kaca qiimaha shidaalka iyo dollar-ka, ayada oo wajahday sanad aad u adag.
...