Manhajka Waxbarashada Somaliland Oo Lagu Darayo Barashada Dastuurka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa doonaysa in Manhajka Waxbarashada lagu daro Barashada Dastuurka, si taa loo hirgelinaya waxa heshiis kala saxeexday Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradda Dastuurka oo meel-mar...
Monday, April 1, 2019
Sadex Ruux Oo Haraad Ugu Geeriyooday Gobolka Sanaag
Ceel-afweyn(Berberatoday.com)-Inta la xaqiijiyey Saddex Qof ayaa ku Geeriyooday degaanka Laas-dumeera oo hoos-taga degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland.
Dadkan oo dhammaantood ahaa Dad Waayeel ah ayaa la xaqiiji...