Warar Dheeraada Oo Ka Soo Baxaya Burburka Diyaarada Ethiopian Airlins
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya magaalada Bishoftu oo 60km u jirta caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in ayna jirin cid ka badbaaday shilkii diyaaradda ee saaka halkaas ka dhacay....
Madaxweynaha Ugnada Oo Ku Hanjabay In Ciidamadiisa Uu Kala Baxaayo Somaliya
Kampala(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Yuganda Yuweri Musavene, ayaa waxa uu ku hanjabay in Ciidamada ka jooga Somaliya uu la bixi doono,haddii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay u soo jeediyaan in la dhimo tirada Ciida...