Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Sheegay In Uu Xilka Dhibsanayo .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo sheegay in uu si weyn uga soo horjeedo muddo dhaafka goleyaasha Qaranka ee inta badan doorashadooda dib loo dhigo ayaa sheegay in uu xilka u arko meel kulu...