-
Daawo Muqaalka”Warbixin Daaha Ka Feyday Wasiirada Dabofadhiya Dhismaha Dekadda Sharcidara Ah Ee Ceelgardi +Aamusnaanta Madaxweyne Silaanyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin Daaha ka Feyday Wasiirada Dabofadhiya Dhismaha Dekadda Sharcidara ah ee Ceelgardi +Aamusnaanta Madaxweyne Silaanyo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamsytiran
...
Thursday, February 18, 2016
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Kuxigeenka Amniga Oo Sharci Daro Ku Tilmaamey Dhismaha Dekadda Ceelgardi+Xukumadu ka Difaacey Eedo Loo Jeediyey.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Kuxigeenka Amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo Maanta Shir-jaraid ku qabtey Xafiiskiisa ayaa Sharci daro ku tilmaamey Dhismaha Dekada Ceelgardi oo Amniga Qaranka Halis badan galin karta ,is...
Thursday, February 18, 2016
-
Confidential Information’s About Artificial Port In Ceelgardi
London(Berberatoday.com)-Confidential Information’s about artificial port IN ceelgardi Confidential sources coming out in the last weeks are confirming that some groups linked terrorist groups are behind the construction artific...
Thursday, February 18, 2016
-
Kooxo Xidhiidh La Leh Argagaxisada Oo Ku Hawlan Dhismaha Dekada Ceel-gardi oo Khatar ku Ah Amniga Somaliland Iyo Buur-madow Oo Difaacey
Berbera(Berberatoday.com)-kooxo Ganacsato ah oo xidhiidh la leh Kooxaha Mayalka adag,ee ka dagaalama Dalkaasi ay Dagaaladu nafeyeen ee yemen, ayaa Mudooyinkii udambeeyey ku hawlanaa Dhismaha Dekadda Sharci-daro ah oo laga Bineynay...
Thursday, February 18, 2016
-
Hogaamiyaha Kooxda Xag-jirka Ah Ee Laga Joojiyey Dhismaha Dekada Ceelgardi Oo Fariin Hanjabaad Ah U Soo Direy Mareeyaha Dekada Berbera+Hayadaha Amaanka Oo Ka Seexday.
Burco(Berberatoday.com)-Xasan Maxamed Xandule oo ah Hogaamiyaha Kooxda xidhiidhka la leh Argagaxisada ee laga joojiyey Dhismaha Dekadda Muran ku taagan yahay ee Ceelgardi, oo Fariin Hanjabaad Mareeyaha Dekadda Berbera Cali Xoor-xo...
Thursday, February 18, 2016
-
Odayaal Iyo Waxgarad Ka Socda Bariga Burco Oo Shir Uga Furmay Hotel Barwaaqo Ee Berbera+Masuliyiinta Ka Qayb Gashey.
Berbera(Berberatoday.com)-Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Degaanka Bariga Magaalada Burco ayaa Maanta Socdaal ku yimi Magaalada Berbera,kuwaasi oo Shir aan Caadi aheyn uga Furmay Hotel Barwaaqo,
Shirkaasi oo ay ka qayb gale...
Thursday, February 18, 2016
-
“Ganacsatada Waxaa Aan Leeyahay Aakhiradiina U Tudha “…Gudoomiyaha Koox Faneedka Xidigaha Geeska Abwaan Laabsalaax
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyha kooxda xidigaha geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laab Saalax oo xaalad caafimaad ugu maqnaa waddanka Turkiga ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay waxaana si diiran loogu soo dhaweeyayMadaarka C...
Monday, February 1, 2016
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Siilanyo Oo Berbera Kusii Hakaday Qadar Saacado Ah Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Oo Socdaalka Madaxweynaha Kawar Bixiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro katirsan Xukumadiisa Xildhibaano golayaasha ka kala tirsan iyo Masuuliyiinta ugu sareysa Xisbiga Kulmiye oo uu kamid yah...
Sunday, January 31, 2016
-
Hargeysa”Laba Wiil Oo Walaalo Ah Maskaxdana Ka Jiran Oo Gaajo Darteed Bisad U Qashay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba wiil oo walaalo ah oo dhimirka ka xannuunsanaya ayaa xaafadda state house-ka baahi darteed u qashay bisaddo, labadan wiil oo la kala yidhaahdo Cabdi Muxumed Yuusuf iyo Sayid Muxumed Yuusuf. Isla mar...
Sunday, January 31, 2016
-
Daawo Muuqalka”War-bixinta Laga Diyaariyay Mid Ka Mid Ah Saraakiishii Ciidamadii Siyaad Bare Ee Xasuuqa Ka Geystay Dhulka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-War-bixinta laga diyaariyay Mid Ka Mid Ah Saraakiishii Ciidamadii Siyaad Bare Ee Xasuuqa Ka Geystay Dhulka Somaliland oo lagu magacaabo Gacan ku dhiigle Yuusuf Cali Cali oo lagu naanayso Tuke
Halkan H...
Saturday, January 30, 2016
« Previous Page — Next Page »