-
Go’aankii Shalay ee Maxkamadda, iyo Doc-ka-faruurka Go’doomiye Faysal Cali Waraabe
Go’aankii shalay maxkamaddu gaadhay, isla shalay ba waxa buriyay Go’doomiye Faysal oo tafsiirkiisa goonida ah saaray qodob go’aanka Maxkamadda tiir-dhexaad u ah. Maxkamaddu waxa ay sheegtay in guddi wada jir ah...
Monday, September 26, 2016
-
Daawo, Xisbiga kulmiye oo hada shirjaraa’id qabtey maxaa soo kordhay ?
Daawo, Xisbiga kulmiye oo hada shirjaraa'id qabtey maxaa soo kordhay ?
https://youtu.be/RGzvOepTVQc...
Monday, September 26, 2016
-
Qurba Joogta Gobolka Saaxil Maxay Ka Yidhaahdeen Dugsiyada Dubur Iyo Dabayl Weyne Ee Dan Iyo Duco Dhistay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qurba Joogta Gobolka Saaxil Maxay Ka Yidhaahdeen Dugsiya Dubur Iyo Dabayl Weyne Ee Dan Iyo Duco Dhistay
https://youtu.be/xTebP_htNXM...
Monday, September 26, 2016
-
Daawo Faadumo Siciid oo saaka ku waabariisatay magaalada Boorame lana hadashay saxaafada
Daawo Faadumo Siciid oo saaka ku waabariisatay magaalada Boorame lana hadashay saxaafada
...
Monday, September 26, 2016
-
Faallo:yaa ku guuleystey Dacwaddii Xisbiga UCID?
Waxaa dhowrkii bilood ee ina dhaafey Dacwad xagga Sharciga ahi ka aloosneyd Xisbiga UCID Gudihiisa iyada oo ay soo martey Marxalado kala geddisan Aakhirkiina ay soo gaadhey halkii ugu danbeysay oo ah Maxkamadda sare ee Jamuhuriyad...
Monday, September 26, 2016
-
Faysal oo marin habaabiyay qaybo ka mid ahaa go’aanadii ay maxkmadu gaadhay
Kaddib markii Shalay Maxkamadda sare ee Dastuuriga ahi go’aan kama danbeys ah kasoo saartay khilaafka u dhexeeya labada garab ee Xisbiga Ucid, oo ay ku amartay Maxkamaddu labada garab inay qabsadaan shirweyne lagu ansixinaayo he...
Monday, September 26, 2016
-
Wargalin Taageerayaasha Xisbiga Ucid Ee Dalka Gudihiisa Iyo Debedaba”Maxamed Dubad Gaceyte
Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa Mudaysay Waqtiga uu ay ku dhawaaqayso Go,aanka Dacwada Labada Garab ee Xisbiga UCID. Waxanay Maanta ku wargalisay Qareenada Labada dhinac Bari Axada oo Bishu tahay 25/09/2016. Ay ku dhawaaqi doona...
Saturday, September 24, 2016
-
Ummada Waxaa Ugu Nasiib Darran Wasiirada Xukumada Ee Ceelafweyn Hadda Jooga Xilalkii Qarankaay Hayaan Wax Alaaale Iyo Wax Qorshe Ah Oo Cadina Ma Jiro’Qalinkii Maxamud Masuul
Ummada Waxaa Ugu Nasiib Darran Wasiirada Xukumada Ee Ceelafweyn Hadda Jooga Xilalkii Qarankaay Hayaan Wax Alaaale Iyo Wax Qorshe Ah Oo Cadina Ma Jiro Oo Ay Hayaan Marka Laga Reebo Inay Ciidanka Qaranka U Diraan Goobaha Lagu Dagaal...
Saturday, September 24, 2016
-
Daawo Muuqaalka”Meher Dhaqameedkii Ugu Cajiibsanaa Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo-Muuqaal:- Meher Dhaqameedkii Ugu Cajiibsanaa Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com...
Saturday, September 24, 2016
-
QORSHA XUMADA WASAARADA HAWLAHA GUUD OO KHASAARE NAF IYO MAALBA U HORSEEDEY GAADIID IYO DADKII LA SOCDEY JIDKA ISKU XIDHA TOGWAJAALE IYO KALABEYDH.QALINKII MAXAMED BIID
GAADHI LANDCRUISR TOYOTA AH LAMBARKIISUMA YAHAY 42926 SL AYAA DHALEYTO OO TAARIIKHDU AHAYD 21/9/2016 CABAARA KOWDII DUHURNIMO SHILKU GALEY JIDKA KALABEYDH TOGWAJAALE ISAGOO KA SOO KICITIMEY TOGWAJAALE UNA SOO SOCDEY DHINACA HARGEY...
Friday, September 23, 2016
« Previous Page — Next Page »