-
Alle Ha Unaxariisto Jiif Caaqil Cabdirizaaq Caqli Axmed Daad oo Ahaa Qoraa Kutub Badan Qoray Iyo Sarkaal Ciidamada Ah Ilaa 1977-kii oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyooday
Ilaahey haw naxaristo Chief Caaqil Cabdirizaaq Caqli Axmed Daad oo saaka Hargeysa ku geeriyoodey. Marxuumku wuxu aha aqoon yahan kutub badan qorey, sarkaal sare oo guddida qiimeynta darajada ciidamada xubin ka ah. Waxa...
Friday, February 17, 2023
-
Itoobiya oo Markii Uhoreysay Caalamka Udhoofinaysa Qamandi Ay Beertay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa sheegay in ay kaga dhabeeyeen riyadii ahayd Itoobiya oo Qamandi u dhoofisa dalalka Caalamka.
Raysal wasaaraha oo goob joog ka ahaa dhoofinta...
Sunday, February 12, 2023
-
“Waxaanu Haynaa Maxabiis Al-Shabaab Ah , Waxanu Haynaa Maxabiis Puntland ,Waxaanu Diyaar Unahay In Aanu Tusno Beesha Caalamka ,Ma Jirto Dagaal Udhaxeeya Somaliland Iyo Shacabka Reer Laascaanood”Wasiir Kayd
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo la Hadley qeybta afka English ee Idaacada BBC-da ayaa yidhi :-
“ Waxaanu haynaa maxabiis Al-Shabaab ah , waxanu haynaa maxabiis Puntland , waxaanu diyaar u nahay in aanu tusno beesha ...
Thursday, February 9, 2023
-
Somaliland Ma Aqbali Doonto Argagixiso Kusoo Dhuumato Gobolka Sool Waanay Ka Hortagi Doontaa”Faalo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland Ma Aqbali Doonto Argagixiso Kusoo Dhuumato Gobolka Sool Waanay Ka Hortagi Doontaa"Faalo
https://youtu.be/4NUY-ur1lOo
...
Thursday, February 9, 2023
-
Halgamayaashii SNM Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Laascanood Iyo Damaca Maraykanka Ee Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaanka urur siyaasadeedka miisaan islamarkaana kamid ahaa mujaahidiintii ka qayb qaatay halgankii dib uxoraynta somaliland ayaa ka hadlay xogo badan oo ku duugaan xaalada ka taagan magaalada laascanood...
Thursday, February 9, 2023
-
Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo Soodhaweyn Aan Lookala Hadhin Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Hargeysa Iyo Berbera”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo Soodhaweyn Aan Lookala Hadhin Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Hargeysa Iyo Berbera"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/nAte1PT3Dcs
...
Wednesday, February 1, 2023
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Oo Soodhaweyn Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Hargeysa Ilaa Berbera
Suldaanka Guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Isugu Jira Madax Dhaqameed Iyo Siyaasiyiin oo Soodhawayn Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Hargeysa Ilaa B...
Wednesday, February 1, 2023
-
Xoghayaha Golaha Guurtida Oo Caqabad Ku Noqday Xeer Qaranka Somaliland Umuhiim Ah Iyo Dareenada Ku Gadaaman!
Maxaad Kala Socotaa Doorkii Uu Xoghayaha Golaha Guurtidu Ku Lahaa Majaro Habaabinta Xeerka Qaxoontiga & Magangalyo Doonka?
Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Cabdinaasir Aadan beegsi Oo Hada mudo dheer ahaa Xoghayaha Aqal...
Wednesday, February 1, 2023
-
Oday Reer Gabiley Ah oo Ka Waramay Qisada Libaax Caruurtiisii Wata Oo Laba Habeen Marti Galiyay Isagoo Shan Sano Jira”Daawo Muuqaal
Gabiley(Berberatoday.com)-Oday Reer Gabiley Ah oo Ka Waramay Qisada Libaax Caruurtiisii Wata Oo Laba Habeen Marti Galiyay Isagoo Shan Sano Jira"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PKViupGIYZg
...
Tuesday, January 31, 2023
-
Gudo Galkii Berbera Ee SNM Iyo Sidii Ay Ugu Guulaysteen In Ay Gayiga Somaliland Ka Saaraan Taliskii Siyaad Bare”Mujaahid Faysal Madoobe”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-32sano maanta oo kale waxaa ciidamadii snm gudaha ugaleen magaalada berbera iyo magaalooyin kale oo uu gacanta ku hayay taliskii macangaga ahaa ee siyaad bare
Jabhadii snm ayaa ku guulaystay in ay cii...
Tuesday, January 24, 2023
« Previous Page — Next Page »